Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Balotelli ” Waan Ogaa In Maalin Uun Aan Dib Ugu Soo Noqon Doono Ac Milan.

Mario Balotelli weeraryahanka reer Taliyaani iyo kooxda Ac Milan ayaa waxaa uu sheegey in uu ogaa in mar uun uu dib ugu soo noqon doono kooxdiisi hore ee Milan. Balotelli ayaa maanta ku guuleystey...

View Article


Muuqaal: Daawo Bandhigii Uu Marouane Fellaini Sameyey xili ciyaareedkii hore.

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Top News: Mascherano oo sheegey waxa uu kubadda cagta ka damacsanyahay...

Daafaca kooxda Barcelona iyo xulka qaranka dalka Argentina Javier Mascherano ayaa waxaa uu ka hadley waxa u qorsheysan marka uu kubadda cagta ciyaaristeeda ka fariisto. Mascherano ayaa kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Macalin Van Gaal muxuu ka yiri kulanka caawa ay la ciyaarayaan kooxda Club...

Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchester United ayaa waxaa uu ka hadley natiijadda uu ka filan karayo kulanka caawa kooxdiisa ay la ciyaareyso kooxda Club Brugge. Kooxaha Manchester United iyo Club...

View Article

Muuqaal: Daawo Dhamaan Goolashii Uu Rooney Kooxdiisi Xili Ciyaareedkii Hore...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal Oo Iska Diidey Soo Qaadashadda Edeson Cavani

Kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa ay shaacisey in aaney u baahneyn soo qaadashadda weeraryahanka kooxda PSG  ninka lagu magacaanbo Edison Cavani. Arsenal ayaa waxaa loo badinayey in ay Cavani...

View Article

Muuqaal: Daawo 10kii Roose Ee Ugu Qosolka Badnaa Kubadda Cagta.

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Koke Muxuu Ku Tilmaamey Xiddigaha Kooxdiisa.

Xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Atletico Madrid Koke ayaa waxaa uu amaaney xiddigaha kooxdisa ay xili ciyaareedkan dooneyso in ay ku dagaalanto. Atletico Madrid ayaa xili ciyaareedkan suuqa kala...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona Oo Xaqijisey In Xiddigeeda Sergio Busquets Uu Diyaar U Yahay In uu...

Kooxda Barcelona ee reer Spain ayaa shaacisey in xiddigeda qadka dhaxe uga ciyaara ee Sergio Busquets uu diyaar u yahay in uu ciyaaro kulanka ay sabtida ka hor tagayaan kooxda Malaga. Kooxda reer Spain...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib Markaad Warkan Akhriso Ma Istiri Muller Iyo Manchester United Waa Ay U...

Xiddiga diirada u saaran Manchester United ee Thomas Muller ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis cusub qalinka ugu duugayo kooxdisa Bayern Munich. Xiddigaan reer Germany ayaa waxaa aad loola...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Manchester United, Arsenal Iyo Liverpool Oo Dagaal Xoogan Ugu Jira Saxiixa...

Kooxaha reer England eek ala ah Manchester United, Arsenal iyo Liverpool ayaa waxaa ay isugu dhegenyihiin saxiixa  xiddiga kooxda Dortmudn ka tirsan ee lagu magacaabo Blaszcukowski. 29 jirkan ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ciyaaryahano ku leh 10 dal oo kamid ah Qaarada Yurub iyo Magacyadooda

Kooxda Chelsea ayaa sameysay rikoor weyn oo dhanka amaah ku bixinta ciyaaryahanada. 26 ciyaaryahan oo ay Chelsea leedahay ayaa amaah ugu kala ciyaaraya xagaagan kooxo ka dhisan 10 dal oo ka tirsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo ka sara mari doona Suarez,Iniesta iyo van Rakitic dhanka...

Barcelona ayaa  lagu wadaa maalmaha soo socda in heshiis cusub ay u soo bandhigto xiddigeeda Neymar kaas oo ay dooneyso Man United. Heshiiskan Cusub ayaa la filayaa inuu noqdo mid shan sano ah. Neymar...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo si rasmi ah isaga iibisay xiddigeeda Asier Illarramendi

Asier Illarramendi  ayaa ku biiray kooxdiisii hore ee Real Sociedad kadib labo sano uu kaga maqnaa kooxda Real Madrid. 25 jirkan ayaa u saxiixay kooxda uu tababaraha u yahay David Moyes heshiis lixsano...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fabinho oo looga yeeray xulka Brazil si uu u badalo Dani Alves

Dani Alves  ayaa dhaawac looga saaray xulka Brazil ee ciyaaraya kulumada saaxibtinimo kahor isreeb reebka koobka Adduunka. Ciyaaryahanka ayaa ku dhaawacmay kulankii Barcelona ay 1-0 ugu adkaatay kooxda...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rafael Benitez oo ku hanjabay Goolal badan iney Real Madrid dhalin doonto

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa ku kalsoon in kooxdiisa ay la imaan  doonto goolal isbuucyada soo aadan. Los Blancos ayaa ku furatay gaabis kadib markii ay bar baro goolal la’aan ah ay la...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ander Herrera iyo Marouane Fellaini oo ku soo bilaawanaya safka Man United ee...

Ander Herrera ayaa caawa boorka iska jafi doona oo ciyaaraya kulanka Champions league ee Man United ay la ciyaareyso kooxda Club Brugge. Safka hore ayaa la sheegay inuu ku soo bilaaban doono caawa kaas...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Victor Valdes oo ku dhow inuu kula biiro Van Persie horyaalka Turkiga

Kooxda Turkiga ee Besiktas ayaa ku dhow inta uusan xermin suuqa kala iibsiga iney la soo wareegto goolhayihii hore Barcelona Victor Valdes. Victor Valdes ayaa ka tirsan haatan kooxda England ee Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Afar Sharuud oo AC Milan ay ku xertay Mario Balotelli kahor inta uusan ku biirin

Kooxda AC Milan ayaa digniin u jeedisay Flopkeeda cusub ee  Mario Balotelli oo kaas nooc dadka kamid ah oo dhib badan. Ciyaaryahanka Madow ee Italy ayaa ka soo tagay kooxda Liverpool oo ku qasaartay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xaqiiqdan Marka aad Akhriqsato waa muqadas in Man United ay ka tashato Wayn...

Sida iska Cad burhaantii Wayn Rooney waa ay bur burtay ilaa ay ka soo kaceysana Man United waxaa ay u baahan qofkale oo goolasha u sii dhaliya. Xagaagan wali Rooney wax gool uma uusan dhalin kooxda uu...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live