Kooxda AC Milan ayaa digniin u jeedisay Flopkeeda cusub ee Mario Balotelli oo kaas nooc dadka kamid ah oo dhib badan.
Ciyaaryahanka Madow ee Italy ayaa ka soo tagay kooxda Liverpool oo ku qasaartay iibkiisa.
Durba shalay marka uu tagay tababarka kooxda waxa uu qalday tababarka kooxda ee biro kabood.
Marka ay ciyaartoyga ka badooyeen biraha isaga dhinac kale ayuu marayay.
Hadaba AC Milan ayaa ninkan duldhigtay shuruudo adag inta uusan saxiixiin heshiiska waxaana kamid ah.
-inuu hagaajiyo qaabka uu timaha u jarto.
-Inuusan baraha bulshada ku sheeg sheegin sirta kooxda.
-inuu joojiyo sigaar cabista iyo Qamriga
-Inuu hagaajiyo Labiskiisa