Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Fabinho oo looga yeeray xulka Brazil si uu u badalo Dani Alves

$
0
0

Dani Alves  ayaa dhaawac looga saaray xulka Brazil ee ciyaaraya kulumada saaxibtinimo kahor isreeb reebka koobka Adduunka.

Ciyaaryahanka ayaa ku dhaawacmay kulankii Barcelona ay 1-0 ugu adkaatay kooxda Athletic Bilbao Axadii.

Macalinka Brazil ayaa go’aan ku gaaray inuu u Waco badalka Alves daafaca kooxda Monaco ee 21 jirka Fabinho.

Fabinho ayaa kamid ahaa xiddigihii Brazil ugu qeybgalay Coppa America laakiin ma helin fursad uu ku ciyaaro.

1589282


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles