Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Manchester United, Arsenal Iyo Liverpool Oo Dagaal Xoogan Ugu Jira Saxiixa Xiddig Dortmund Ka Tirsan (Waa Kee Xiddigaasi).

$
0
0

Kooxaha reer England eek ala ah Manchester United, Arsenal iyo Liverpool ayaa waxaa ay isugu dhegenyihiin saxiixa  xiddiga kooxda Dortmudn ka tirsan ee lagu magacaabo Blaszcukowski.

29 jirkan ayaa waxaa uu kooxda Dortmund ku soo biirey sanadkii 2007 waxaana uu ku dhowyahay in uu koxdiisa u safto kulankiisa 200aad.

Jakub

Xiddigan ayaa keliya xili ciyaareedkii hore kooxdisa u safety 13 kulan oo keliya si kastaba waxaa la rumeysanyahay in xagaagan uu suuqa yaalo.

Manchester United, Arsenal iyo Liverpool ayaa intuba aad u doonaya saxiixa wiilkan 29 jirka ah.

Wiilkan reer Poland ayaa Heshiiska uu kooxdiisa kula jooga waxaa uu ka dhacayaa sanadka 2018ka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles