Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Barcelona Oo Xaqijisey In Xiddigeeda Sergio Busquets Uu Diyaar U Yahay In uu Wajaho Kooxda Malaga.

$
0
0

Kooxda Barcelona ee reer Spain ayaa shaacisey in xiddigeda qadka dhaxe uga ciyaara ee Sergio Busquets uu diyaar u yahay in uu ciyaaro kulanka ay sabtida ka hor tagayaan kooxda Malaga.

Kooxda reer Spain ee Barcelona ayaa gool iyo waxba ku garaacdey kooxda Atletico Bilbao kulankii ay todobaadkan wadda ciyaareen.

mala

 

27 jirkan ayaa kulankaasi dhaawac yer ku soo gaarey balse waxaa ay iminka kooxdiisa ay xaqiijisey in uu diyaar u yahay in uu ciyaaro kulankaasi.

Dani Alves ayaa nasiib daro dhaawac kooxdiisa kaga maqnaan doono mudo ku siman bil halka daafacooda Pique uu isaguna weli ganaax kooxdisa kaga sii maqnaan doonon.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles