Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Niyad Fiicanaa: John Terry Oo Guuldaradii Shalay Arsenal Ka Soo Gaartey...

John Terry daafaca reer England ee kabtankana u ah kooxda Chelsea ayaa waxaa uu sheegey in guldaradii shalay ka soo gaartey kooxda Arsenal in ay tahay mid aan micno aad u weyn ugu fadhin iyaga Chelsea...

View Article


Warbixin: Aamusnaanta Madrid Iyo Kalsooni Muujinta Manchester Oo Mustaqbalkii...

Kooxda Manchester United ayaa waxaa ay ku dhegentahay isla markaana ay diidantahay in ay goolhayaheeda David De Gea ay iska iibiso isla markaana ay ka iibso kooxda Real Madrid oo ah kooxda aadka u...

View Article


Aawey Taageerayaashi Arsenal: War Aad Idin Anfacayo Oo Aan Idinkaga Wadno...

Kooxda Real madrid ayaa lagu soo waramayaa in ay go’aansatey in ay iska iibiso weeraryahankeeda reer France Kareem Benzema kaa oo in mudo ahba uu muran badani ka taagnaa mustaqbalkiisa kooxda Real...

View Article

Ugu Danbeyn Wuu Ka Tagayaa: Rafeal Oo Manchester United Isaga Tagaya Kooxdisa...

Daafac dambeedka midig ee kooxda Manchester United wiilka reer Brazil ee lagu magacaabo Rafeal ayaa waxaa uu ku si dhowyahay in uu 12 Milyan oo ginni uu ugu dhaqaaqo kooxda Lyon ee reer France oo aad u...

View Article

Dhaqsiba Cadaadiska Waa Ku Bilowdey: Macalin Mancinni Oo Sheegey In...

Macalinka kooxda Inter Milan ninka lagu magacaabo Roberto Mancinni ayaa waxaa uu ka hadley guuldaradii ka soo gaartey kooxda Galatasary. Kooxaha Inter Milan iyo weliba sidoo kale Galatasary ayaa waxaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Claudio Marchisio oo durba gacan u taagay AC Milan

Claudio Marchisio ayaa saadaaliyay AC Milan iney tahay kooxda ugu cad cad ee Juventus sanadkan kula tartami karta horyaalka Serie A. Cajuusta ayaa qaadeysay horyaalka Serie A afartii sano ee la soo...

View Article

Aaron Ramsey “Community Shield-ka Ku Guuleysigiisa Micno Weyn Nooma...

Aaron Ramsey xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Arsenal ayaa waxaa uu sheegey in ku guuleysiga koobkan Comunity Shield-ka in uusan aheyn wax weyn marka koox Arsenal oo kale ah loo eego. Arsenal...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Pedro oo kulanka ugu horeeya Premier league u ciyaari kara Man United

Mundo Deportivo  ayaa qortay Barcelona iney go’aan ku gaartay in Pedro ay ka iibiyaan xagaagan kooxda Manchester United ee wadanka England ka  dhisan. Laakiin waxaa ay qaalisay lacagaha ay ku rabaan...

View Article


Liverpool Oo Weli Ku Jirta Is Hubeyn: Markana Saxiixa Xiddig Ay Aad U...

Kooxda Liverpool ee reer England ayaa lagu soo waramayaa in ay ku sii dhawaaneyso soo qaadashadda wiilka qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Real Madrid ee lagu magacaabo Asier Illarramendi. Liverpool ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Dhageyso Warbixin ku saabsan Guushii Arsenal ay ka gaartay Chelsea

Tani waa warbixin ku saabsan jahwareerkii ku dhacay kooxda Chelsea oo guuldaradii ugu horeysay siddeed kulan kadib ay ka soo gaartay Arsenal. Waxaa inoo soo jeedinaya Wariye Maxamed Khadar Ibraahim...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shan waxyaabood oo laga bartay guuldaradii ku dhacday Barcelona

Waxyaabihii laga bartay kulankii Barcelona iyo Fiorentina dhexmaray waxaa kamid ah. -Barcelona iney ku dhacday guuldaradii seddexaad xiriir ah ,Afar kulan ay ciyaartay kaliya hal kulan uun ayey...

View Article

Agaasime Ku Xigeenka Manchester United Oo Dhameystirka Saxiixa Pedro...

Ed Woodward Agaasime ku xigeenka kooxda Manchester United ayaa lagu soo waramayaa in uu u duulayo Magaladda Barcelona si uu u soo gabgabeyo saxiixa Manchester United ay ku dooneyso la soo wareegista...

View Article

Raganimadda La Sheego Waa Sidan: Gary Cahill Oo Awooda Arsenal Ee Uu...

Gary Cahill daafaca kooxda Chelsea daafaca uga ciyaara ayaa rumeysan in kooxda Arsenal ay xili ciyaareedka bilaan doona ay kula dagaalmi doonto hanashadda horyaalka ingriiska. Kooxaha Chelsea iyo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

NABAD GALYO: Waayaha Sami Khedira ee Juventus oo ay u dhamaatay

Juventus ayaa xaqiijisay Sami Khedira inuu garoomada ka maqnaan doono mudo labo bilood ah kadib markii uu dhaawac soo gaaray. Dhaawacan ayuu ciyaaryahanka Germany bowdada ka soo gaaray intii ay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo iyo xiddigo caan ah oo hal Aroos ku wada kulmay+sawiro

  Cristiano Ronaldo  ayaa noqday xiddiga ugu madax fiiqnaa Arooska wakiilka ciyaaryahano badan oo caan ah ee Jorge Mendes. Jorge Mendes waxaa uu kamid yahay raga ugu magaca weyn kubada cagta maadaama...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo finalka European Super Cup kabtanimada Barcelona la wareegaya

Andres Iniesta ayaa shaki laga gelinayaa inuu safan karo kulanka European Super Cup oo ay 11-ka bishan la ciyaarayaan kooxda Sevilla. Kabtanka Barcelona ayaa ku dhaawacmay kulankii Barcelona...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo Germany u safartay la’aanta Cristiano Ronaldo iyo Karim Benzema

War aan wanaagsaneyn ayaa u soo baxay taageerayaasha Real Madrid ee doonayay iney koobka Audi Cup ee habeen dambe Germany ka furmaya ku soo guuleystaan. Saf ciyaareedka Real Madrid ee u duulaya...

View Article


Kabtan Henderson Oo Stoke City U Dhaartey Ka Hor Kulankooda Todobaadka Soo...

Jordan Henderson kabtanka kooxda Liverpool ayaa waxaa uu ka hadley sida uu ugu faraxsanyahay in kulanka ugu soo horeya ee horyaalka ay ku dhacaan kooxda Stoke City. Kooxaha Liverpool iyo Stoke City...

View Article

War Cusub: Juventus Oo U Soo Qalab Qaadatey Soo Qaadashadda Xiddiga Laf...

Kooxda reer Taliyaani ee Juventus ayaa lagu soo waramayaa in ay isha la raaceyso saxiixa xiddiga qadka dhaxe ee daafaca ah uga ciyaara ee lagu magacaabo Mascherano. Barcelona ayaa waxaa ay ku...

View Article

David Luiz Oo Rajo Aad U Weyn Geliyey Kooxaha Mareykanka Ka CIyaara Kadib...

David Luis Daafaca kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in uu daneynayo in mar un uu ka ciyaaro horyaalka dalka Mareyka nka ee MLS-ka. Horyaalka Mareykanka ayaa waxaa sanadihii ugu danbeyey ku sii...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live