Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Pedro oo kulanka ugu horeeya Premier league u ciyaari kara Man United

$
0
0

Pedro1

Mundo Deportivo  ayaa qortay Barcelona iney go’aan ku gaartay in Pedro ay ka iibiyaan xagaagan kooxda Manchester United ee wadanka England ka  dhisan.

Laakiin waxaa ay qaalisay lacagaha ay ku rabaan iney ku iibiyaan.

Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya Barcelona iney ku rabto Pedro lacag dhan 30 milyan oo euro halka Man United 25 milyan ka badan aysan ku dooneynin.

Isha warkan laga helayo ayaa intaa ku dareysa Pedro inuu isbuuca dambe u wareegayo Man United xili wadahadalada ay bilaabmayaan beri.

Taas waxaa ay ka dhigan tahay hadii Van Gaal uu gareysto inuu safan karo kulanka Tottenham.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles