Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

War cadaaday:Rafael Benitez oo xaqiijiyay Karim Benzema inuusan ku biireyn...

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa Arsenal uga digay doonista weeraryahankiisa Karim Benzema waxaana uu sheegay inuu sii joogayo kooxda. 27 jirkan ayey ku riyoonayaan taageerayaasha Arsenal...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Petr Cech oo noqday xiddigii 199 aad ee Arsene Wenger oo 20 -sano...

Goolhaye Petr Cech ayaa noqday ciyaaryahankii 199 aad ee tababare Arsene Wenger inta uu tababare yahay Gunners kooxda ku soo biira. Laakiin ma ogaan kartid xiddiga uu noqon doono kan  200 aad ee...

View Article


Rasmi: Rafeal De Silva Oo manchester United Isaga Tagay Lyon-na Ku Biirey.

Rafeal De Silva wiilka reer Brazil ee daafaca dambeedka midig uga ciyaara kooxda Manchester United ayaa waxaa uu bogiisa Twitter-ka ku cadeyey in uu isaga tagay kooxdiisi hore ee Manchester United....

View Article

Ugu Danbeyn Mudada Uu Garoomadda Ka Maqnaanayo Khedira Oo La Shaaciyey.

Kooxda reer Taliyaani ee Juventus ayaa waxaa ay xaqiijisey in xiddigeeda Sami Khedira uu ka maqnaan doono labada bilood ee soo socota kooxdiisa isagoo uga maqnaan doona dhaawac uu qabo darteed. 28...

View Article

Gonzalo Higuain Oo Diidey In Uu Heshiis Kordhin Uu U Sameeyo Kooxdiisa Napoli.

Gonzalo Higuain wiilka reer Argentina ee weerarka uga ciyaara kooxda Napoli ayaa lagu soo waramayaa in uu iska diidey in kooxdiisa uu heshiiska u kordhiyo sida wakiilka xiddigan oo walaalkiis ah uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rio Ferdinand “Wiil yahow John Stones Man United ayaa kaaga fiican Chelsea

Daafacii hore Man United Rio Ferdinand ayaa kula taliyay daafaca Everton John Stones ee la wada raadinayo inuu ku biiro Man United halkii uu ku biiri lahaa Chelsea. Labo jeer waxaa ciyaaryahankan loo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo si lama filaan ah kagala soo wareegeysa Tottenham Danny Rose

Kulankii ugu dambeeyay Chelsea waxaa laga dareemayay iney qabto dhibaato daafac dambeed bidix sidaa daraadeed waxaa ay si lama filaan ugu socdaan iney kula soo wareegaan daafac aad wada garaneysaan....

View Article

Manchester City Oo Markan 50 Milyan Ula Diyaar Ah Wolfsburg Si Ay De Bruyne...

Kooxda reer England ee Manchester City ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhowdahay soo qaadashadda xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Wolfsburg ninka lagu magacaabo Kevin De Bruyne. City ayaa si ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Gerardo Martino “Idinkama yeelayo inaad Lionel Messi wax ka sheegtaan

Macalinka Argentina Gerardo Martino ayaa difaacay bandhiga xulka Argentina ciyaaryahanka u sharaxan 2016 inuu ku guuleysto xiddiga Adduunka ugu fiican ee Lionel Messi. Qaab ciyaareedka Messi ee Coppa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Denis Irwin oo Memphis Depay bar bardhigay David Beckham

Ciyaaryahankii hore Man United Denis Irwin ayaa rumeysan Memphis Depay inuu leeyahay xirfadii bulisiyoon tuurka ee David Beckham oo kale. Kooxda England ayaa ku mahdin jirtay bulisiyoonadii uu tuuri...

View Article

Juventus Oo Cadeysey In Xiiso Weyn Uusan Ku Heyn Saxiixa Oscar.

Giuseppe Marotta Gudoomiyaha guud ee kooxda Juventus ayaa waxaa uu shaaciyey in kooxdiisa aaney daneyney ama wax xiiso ah uusan ku heyn saxiixa xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda Chelsea ninka lagu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Kadib Hurdo la tagtay Angel di Maria shalay ,Xiddiga Man United oo maanta...

Maanta oo Tallaado ah ayaa la filayaa wali Angel di Maria inuu tijaabada Caafimaad magaalada Doha ee dalka Qatar uu ugu maro kooxda Paris Saint-Germain. £44.4million ayuu maalintii shalay Di Maria ugu...

View Article

Rickie Lambert Oo Kooxaha Horyaalka Ingriiska U Hanjabey Kadib Ku Biiristiisi...

Rickie Lambert weeraryahanka dhawaan galka ah ee kooxda West brom ayaa waxaa uu sheegey in isaga iyo Berhino oo weerarka isku kaashadey in ay noqon doonan weeraryahanadda xili ciyaareedkan ugu...

View Article


Gary Cahill ” Bandhigeenii Xumaa Ee Kulamadda Fasaxa Looma Fasiran Karno In...

Gary Cahill daafaca kooxda Chelsea iyo weliba sidoo kale xulka England ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa Chelsea xili ciyareedkan bandhigeeda aan lagu qiimeyn kareynin kulamadii ay ciyaartey fasaxa...

View Article

Kadib Markaad Warkaan Akhriso Soo Lama Dhihi Karo Macalin Benitez Helista...

Benitez macalinka kooxda Real Madrid ee reer Spain ayaa waxaa uu amaan kala duldhacay goolahayeyaasha kooxdiisa Real Madrid iminka la jooga. Kooxda Real Ayaa aad u baadi goobeysa saxiixa goolhayaha...

View Article


Pochettino Oo Amaan Ugu Qubeyey Xiddig Yerihiisa harry Kane.

Pochettino Macalinka kooxda reer England ee Tottenham ayaa waxaa uu amaan kala duldhacay wiilka weerarka uga ciyaara kooxdaasi ninka lagu magacaabo Harry Kane. Harry kane ayaa xili ciyaareedkii hore...

View Article

Midbaa Imanaya Ku Kalana Wuu Tagayaa: Goolhaye Lindegaard Oo Manchester...

Goolhayaha kooxda Manchester United Andres Lindegaard ayaa lagu soo waramayaa in uu go’aansadey in uu isaga tago Manchester United xagaagan kadib markii uu ogaadey in xagaagan uusan kamid aheyn...

View Article


Arsenal Oo Milan Dooneysa In Ay Ku Garaacdo Saxiixa Daafaca Kooxda Roma...

Kooxda reer England ee Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay talaabo u jirto la soo saxiixashadda daafaca kooxda Roma ninka lagu magacaabo Alessio Romagnoli. Arsenal ayaa dagaalka lagu doonayo saxiixa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lix waxyaabood u daawo caawa kulanka Real Madrid iyo Tottenham Hotspur

Kooxaha kubada cagta Real Madrid iyo Tottenham Hotspur ayaa ku kulmaya caawa 7:15 koobka Bayern Munich ay dhigto sanad kasta ee Audi Cup. Ciyaarahan ayaa ka dhacaya Germany xili Bale uu tan iyo 2013...

View Article

Muuqaal: Daawo Bandhiga Uu Sameyey Wiilka Aadka Ay City U Dooneyso Ee De...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live