Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Petr Cech oo noqday xiddigii 199 aad ee Arsene Wenger oo 20 -sano jirsanaya,Sheeko Xiiso Leh

$
0
0

article-3183901-2B10843400000578-14_964x386

Goolhaye Petr Cech ayaa noqday ciyaaryahankii 199 aad ee tababare Arsene Wenger inta uu tababare yahay Gunners kooxda ku soo biira.

Laakiin ma ogaan kartid xiddiga uu noqon doono kan  200 aad ee Arsene Wenger uu keeni doono kooxda xagaagan ama kan xiga.

Tababaraha France mudo dheer ayuu ku fadhiyaa kursiga kooxdan waxaana xili ciyaareedkan uu u yahay kiisii 20 aad ee uu leyliyo Arsenal.

Waayihisa Arsenal Arsene Wenger waxaa uu qaaday seddex Premier league.

Petr Cech holds aloft the Community Shield after his Arsenal debut, becoming Arsene Wenger's 199th player

Tan iyo markii xilka tababare Arsenal uu la wareegay 199 ciyaaryahan ayaa Arsenal ku soo biirtay oo kii ugu dambeeyay uu noqday goolhayaha Chelsea ka yimid.

66 kamid ah 199-kaas ciyaaryahan ayaa kaga yimid Arsenal gudaha England.

Alexis Sanchez ayaa ahaa xiddigii 193 oo ku soo biira Arsenal halka Mesut Ozil uu ahaa xiddigii 183 aad Arsene Wenger uu keenasado.

Guud ahaan waa kuwan magacyada 199 ciyaaryahan oo Arsenal inta uu Wenger tababaraha u yahay ku soo biiray.

Wenger sits watching his first game in charge of the club in 1996, a 2-0 win over Blackburn


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles