Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

War cadaaday:Rafael Benitez oo xaqiijiyay Karim Benzema inuusan ku biireyn Arsenal

$
0
0

karim-benzema-real-madrid_qotw08cd7j2514g6rfvkimf8j

Tababaraha Real Madrid Rafael Benitez ayaa Arsenal uga digay doonista weeraryahankiisa Karim Benzema waxaana uu sheegay inuu sii joogayo kooxda.

27 jirkan ayey ku riyoonayaan taageerayaasha Arsenal inta uusan suuqa kala iibsiga xermin inuu ku soo biiro kooxdooda xagaagan.

Laakiin Benitez ayaa warbaahinta Germany ku sugan u cadeeyay Karim inuusan iib aheyn.

“”Benzema waxaa uu la joogayaa Inaga, siweyn ayaan ugu faraxsanahay isaga ma arko sabab uu ka baxayo ayuu yiri tababaraha Cusub.

Real Madrid ayaa isku diyaarineysa kulanka habeen dambe Germany ay kula ciyaarayaan Tottenham ee Audi Cup Semi finalkiisa.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles