Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

David Luiz Oo Rajo Aad U Weyn Geliyey Kooxaha Mareykanka Ka CIyaara Kadib Markii Uu Hadalkan Yiri.

$
0
0

David Luis Daafaca kooxda PSG ayaa lagu soo waramayaa in uu daneynayo in mar un uu ka ciyaaro horyaalka dalka Mareyka nka ee MLS-ka.

Horyaalka Mareykanka ayaa waxaa sanadihii ugu danbeyey ku sii qulqulayey xiddigo magac kubadda cagta ku dhex leh isla markaana aad tayadoodu u sareyso, waxaana midaa ay sabaabtey in xiddigo kalena lala xiriiriyo in ay ku biiri doonan.

” 5 ilaa lix sanoo hadda soo socota horyaalka MLS-ku waxaa uu noqon doonaa mid kamid ah horyaaladda ugu waaweyn aduunka, waana macaquul in aan ku biiro” sidaasi waxaa yiri David Luiz.

Heshiiska uu iminka Luiz kula joogo kooxdisa PSG ayaa waxaa uu ku egyahay sanadka 2019ka.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles