Alexandre Pato oo qarka u saaran inuu ka ciyaaro Premier league
Kooxda Sunderland ayaa la sheegay in wadahadalo ay la bilowday kooxda Corinthians oo ay ka doonayaan iney kala soo wareegaan Alexandre Pato. 25 jirkan ayaa AC Milan ku soo qaatay mudo shansano ah...
View ArticleArsene Wenger oo ka dalbaday Mesut Ozil goolal badan xagaagan
Macalinka Arsenal Arsene Wenger ayaa u sheegay Mesut Ozil inuu ka doonayo goolal badan xili ciyaareedka cusub ee 2015-16 ee furmaya isbuuca dambe. Xiddigan ayaa labo sano kahor Arsenal ugu soo...
View ArticleLiverpool oo gacanta ku soo dhigtay Xirfadle Allan Rodrigues de Souza
Liverpool ayaa xaqiijisay iney la soo wareegtay ciyaaryahanka da’da yar ee Allan Rodrigues de Souza . 18 jirkan oo ka ciyaara qadka dhexe ayaa Liverpool waxaa ay kala soo wareeggtay kooxda reer Brazil...
View ArticleAndrea Pirlo oo sadaaliyay Finalka Italian Super Cup ee Juventus iyo Lazio
Andrea Pirlo ayaa u rajeeyay guul kooxdiisa Juventus marka ay la ciyaareyso kooxda Lazio Italian Super Cup. Pirlo ayaa ku qaatay sanado qurux badan kooxda Cajuusta Taliyaaniga kahor inta uusan ku...
View ArticleTOP:Zlatan Ibrahimovic oo macsalaameeyay kooxda PSG,Xagee ku sii jeedaa
War kale oo yaableh ayaa ka soo baxay Zlatan Ibrahimovic oo lala xiriirinayo inuu ka tago xagaagan kooxda France ee PSG. Kadib ku guuleysiga French Super Cup ee PSG 2-0 ay ugu adkaatay xalay Lyon...
View ArticleDiego Costa oo cadeeyay inuu ka cabsanayo Petr Cech inuu guul u horseedo...
Weeraryahanka Chelsea Diego Costa ayaa ka baqaya Petr Cech inuu isbadal ka sameeyo kulanka Arsenal iyo Chelsea maanta dhex maraya iyo horyaalka intaba. Petr Cech ayaa ka soo tagay Chelsea iyadoo...
View ArticleArsenal oo damacsan maanta iney soo celiso Rikoorkeedii 1999-kii
Arsenal ayaa maanta dooneysa iney soo celiso rikoorkeeda koobka Community Shield oo ay la ciyaareyso galabta kooxda Premier league ku guuleysatay ee Chelsea. Gunners ayaa dooneysa tan iyo 1999-kii...
View ArticleWayne Rooney,Aguero iyo Memphis Depay oo hogaaminaya xiddigaha Gooldhalinta...
Xili ciyaareedka cusub Premier league ayaa la rajeynayaa inuu furmo isbuuca dambe. Durba waxaa leys weydinayaa xiddiga ku guuleysan doona gool dhalinta horyaalka England. Sanadkii hore waxaa ku...
View ArticleSiddeed waxyaabood u daawo caawa kulanka Barcelona iyo Fiorentina
Kooxaha Barcelona iyo Fiorentina ayaa caawa ciyaaraya kulan saaxibtinimo saacada marka ay tahay 10:00 habeenimo. Waxyaabaha ugu weyn ciyaartan loo daawanaya ayaa ah Barcelona oo u baahan iney wadada...
View ArticleArsene Wenger”Arsenal wax mar marsiiyo looma hayo xagaagan
Macalinka Arsenal ee Arsene Wenger ayaa ku raacay Jose Mourinho inaan loo cudur daari doonin Arsenal xili ciyaareedka soo socda. Toddobaadkii hore tababaraha Chelsea ayaa sheegay Arsenal iney is...
View ArticleJuventus oo masiibo ay ku dhacday doonatayna Witsel iyo Guarin
Kadib dhaawac soo gaaray Sami Khedira Juventus oo dib ugu laabtay suuqa kala iibsiga iyagoo ka raadinaya ciyaaryahan qad dhexe oo u badala. Wararka ayaa sheegaya Labo ciyaaryahan midkood iney dooneyso...
View ArticleMa Is Tiri Waxaan Booto Ka Weyn: Arsene Wenger Oo Hanajabaad Tii Ugu Cusleyd...
Arsene Wenger Macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu hadal hanjaab ah hawadda u mariyey kooxda Chelsea ka hor kulanka ay maanta ku balansanyihiin labaddan kooxood ee Community...
View ArticleSafafka Rasmiga kulanka u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea
Goordhow waxaa bilaawanaya kulanka u dhaxeeya kooxaha Arsenal iyo Chelsea. Diego Costa ayaa gabi ahaan uga haray kulankan dhaawac halka Falcoa uu ku soo bilowday keydka. Safafka labada dhinac u...
View ArticleAngel di Maria oo 24-ka saac ee socda ku biiraya Paris Saint-Germain
Angel di Maria ayaa la soo warinayaa inuu tijaabada caafimaad u marayo kooxda PSG 24-ka saac ee soo aadan. Kooxaha Man United iyo PSG ayaa la sheegay ugu dambeyn iney gaareen heshiiska ciyaaryahanka...
View ArticleArsene Wenger oo ka badiyay Mourinho Xili Arsenal ay qaaday Community Shield
13 kulan kadib tababaraha Arsenal ayaa ka badiyay markan cadowgiisa Jose Mourinho ,waana markii ugu horeysay Arsene Wenger uu ka badiyo dhigiisa. Arsenal ayaa 1-0 ugu qaaday koobka Community Shield...
View ArticleJohn Terry Oo Sidan Ku Calaacaley Kadib Koobkii Ay Shalay Arsenal Ka Qaadey.
John Terry kabtanka xamaasada miiran ah ee kooxda Chelsea ayaa waxaa uu sheegey in kulankii shalay ay la ciyaareen kooxda Arsenal ee Community Shieldkii in ay kooxdiisa tabtey maqnaanshiyaha...
View ArticleJose Mourinho oo ka walaacsan dhaawaca badan ee Diego Costa
Tababaraha Chelsea ayaa shaki geliyay safashada Diego Costa kulanka ugu horeeya horyaalka Premier League xagaagan. Digo Costa ayaa ku dhaawacmay kulankii Chelsea iyo Barcelona waxaana uu seegay...
View ArticleArsene Wenger Oo Beeniyey In Benzema Uu Kula Soo Saxiixanayo 46 Milyan oo...
Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu shaaca ka qaadey in kooxdiisa ay ka go’antahay soo qaadashadda weeraryahan aad u tayo wanaagsan ka hor inta aanu xirmin suuqa kala...
View ArticleTababraha Liverpool oo amaanay Christian Benteke iyo Roberto Firmino
Macalinka Liverpool Brendan Rodgers ayaa ku farxay bandhiga ay sameeyeen xiddigihiisa cusub ee Christian Benteke iyo Roberto Firmino. Labada saxiix ayaa wacdaro ka dhigay kulankii Liverpool 2-1 ay ugu...
View ArticleXavi oo goolkiisii ugu horeeyay ka dhaliyay horyaalka carbeed ee Qatar
Halyeygii hore Barcelona ayaa Xavi ayaa u saftay kulankiisii ugu horeeyay kooxda Al Sadd laakiin guuldaro ayaa lagu soo dhaweeyay. 35 jirkan ayaa ka yaabsaday taageerayaasha reer Carbeed ee horyaalka...
View Article