Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mandzukic iyo Paulo Dybala oo seddexsano rikoor u yaalay Juventus Jibiyay

Mario Mandzukic iyo Paulo Dybala ayaa sameeyay kulankooda ugu horeeyay ay u saftaan Juventus taariiq weyn maalintii shalay. Cajuusta Juventus ayaa 2-0 waxaa ay ugu adkaatay kooxda Lazio. Markii 7 aad...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Real Madrid oo kulankeeda ugu dambeeyay ee saaxibtinimo ku soo afjartay niyad...

Real Madrid ayaa ku soo xertay safarkeeda sanad ciyaareedka  ay ugu diyaargaroobeysay xagaagan kadib markii ay ka fursan weysay kooxda Valerenga 0-0. Kooxdan ayaa ka dhisan dalka Norway oo ah halka uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Xitaa ma uusan dhalan Reece Oxford 1998-dii”Ceebey Tacaal Arsenal,koley...

Reece Oxford  oo ka tirsanaa xiddigihii guusha West Ham u horsed taas oo keentay Arsenal iney ku furato horyaalka tan iyo 2013 markii ugu horeysay guuldaro ayuu caawa magaciisa waxaa uu dhex wareegayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Philippe Coutinho oo meel ugu soo baxay Liverpool oo xaajada ay ku...

Liverpool ayaa waqti dambe  caawa is furatay waxaana ay garoonkeeda cashar ugu dhigeen kooxda Stoke City. Garoonkan caawa ay Liverpool ku adkaatay sanadkii hore maalinta ugu dambeysay horyaalka 6-1...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rikoorada caanka ah ee laga bartay Goolkii Philippe Coutinho iyo guushii...

Philippe Coutinho ayaa dhaliyay gool muhiim u ah kooxdiisa caawa maadaama ay ku heshay seddexda dhibcood ee ciyaarta. Goolka uu caawa dhaliyay ciyaaryahankii hore Inter Milan ayaa ahaa mid uu ka...

View Article


Kooxda Roma Oo Amaah Ugu Dhow In Ay Ku Qaadato Daafaca Kooxda PSG Lucas Digne.

Daafaca danbe ee kooxda PSG ninka lagu magacaabo Lucas Digne ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu qarka u saaranyahay in uu amaah ugu biiro kooxda ROma ee reer Taliyaani. Xiddigaan ayaa waxaa uu kamid...

View Article

Maxaa Ka Qaldan Macalinku: Arsene Wenger ” Lagama Yaabo In Qarashaad Badan...

Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu sheegey in uusan diyaar weli u aheyn in uu suuqa kala iibsiga lacago badan oo hor leh uu ku qarash gareeyo, kadib guuldaradii maanta...

View Article

PSG Oo Sheegtey In Daafaceeda Gregory van der Wiel Ay Heshiis Kordhin U...

Kooxda PSG ayaa waxaa ay heshiis kordhin u soo bandhigtey xiddigeeda daafaca uga ciyaara ee lagu magacaabo Gregory van der Wiel. Wiilkan reer Holland ee Van Der Wiel ayaa waxaa aad loola xiriirinayey...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Falanqeynta kulanka Premier league ee kooxaha West Bromwich Albion ? – ?...

Kooxda Manchester City ayaa caawa dooneysa guul xili tababaraheeda uu sheegay inuu is casilayo xagaagan hadii uu horyaalka qaadi waayo. Kulanka: West Bromwich Albion ? – ? Manchester City Garoonka: The...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo dab ku shiday goolhayaha Arsenal ee Petr Cech

Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa dab ku sii shiday goolhayaha cusub Arsenal ee Petr Cech kaas oo ku ceeboobay  kulankiisii ugu horeeyay Arsenal ee horyaalka Premier league. Arsenal ayaa 2-0 looga...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Glenn Johnson”saaxibadey waan u sheegay Philippe Coutinho inuu yahay sixiroole

Daafacii hore Chelsea Glenn Johnson ayaa amaan roob uga dhigay wiilka kala wada waqtiga kooxda taariqda dheer ee Liverpool Philippe Coutinho. Glenn Johnson oo ka tirsan haatan kooxda Stoke ayaa qaba...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Harry Redknapp oo uga digay Arsenal inuu suuqa ku xermo iyagoon weeraryahan...

Macalinkii hore kooxda Tottenham Hotspur  Harry Redknapp ayaa saadaaliyay Arsenal iney ku guuleysan karto horyaalka Premier league hadii ay la soo saxiixdaan weeraryahan cusub. Arsenal ayaa ku furatay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo Kevin De Bruyne safeysa kulanka Chelsea ay wajahayaan

Warar cusub ayaa ka soo baxayay doon doonista Manchester City ee ku aadan ciyaaryahankii hore ee Chelsea Kevin De Bruyne. Kooxda Madaxweynaha Carbeed ayaa ku kalsoon iney la wareegayaan toddobaadkan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Louis van Gaal oo bilaaway Is footadiisa”kooxdeyda uma baahna weerar kale

Louis van Gaal ayaa kalsooni weyn muujiyay kadib guushii horyaalka Premier league uu ka gaaray kooxda Tottenham. Xili weeraryahano lala xiriirinayo Man united iney soo iibsato inta uusan suuqa kala...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo 99% la wareegtay daafaca kooxda Roma Alessio Romagnoli

Ugu dambeyn kooxaha AC Milan iyo Roma ayaa ka heshiiyay daafaca kooxda Roma ee Taliyaaniga Alessio Romagnoli waxaana la soo afjarayaa heshiiskiisa maanta. Agaasinaha Roma Walter Sabatini ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Thierry Henry oo ka hadlay doonista Man United ee Pedro

Thierry Henry ayaa ka hadlayay wararka sheegaya Manchester United iney la soo wareegeyso weeraryahanka Barcelona ee Pedro. Pedro iyo Henry ayaa ka soo wada ciyaaray Barcelona iyagoo si wadajir ah ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

AC Milan oo ku biirtay kooxaha ka qeybgalaya wareega Seddexaad ee Coppa Italia

Wareega labaad tartanka Coppa Italia ayaa la ciyaaray shalay waxaana la soo saaray wareega Seddexaad ee Isku Aadka Coppa Italia. Kooxaha waa weyn ee ka soo muuqday ciyaaraha wareegaan waxaa kamid ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Neymar oo xanuunka soomaalida dartii labada final Super Cup u seegaya

Warkii hore war ka sii xun ayey soo qorayaan maanta majadaha ka soo baxa dalka Spain kaas oo ku aadan xaalada caafimaad ee Neymar. Shalay waxaa soo baxday xiddigan inuu seegayo kulanka habeen dambe...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ku biirida Pedro ee Man United oo Barcelona ay ku xirtay Caafimaadka...

Barcelona ayaa la sheegay ineysan u ogolaan doonin Pedro iney u ogolaadaan inuu ku biiro Manchester United ilaa Neymar uu dib ugu soo laabanayo caafimaadkiisa. Ciyaaryahanka Brazil ayaa la rajeynayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOP:Barcelona oo u safartay dalka Georgia si ay ugu soo ciyaarto Finalka Uefa...

Lionel Messi iyo Asxaabtiisa Barcelona ayaa laga sagootiyay magaalada Barcelona iyagoo u ambabaxay magaalada Tbilisi ee caasimada dalka Georgia. Georgia waxaa ka dhacaya Finalka Super Cup Yurub oo ay...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live