Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Xitaa ma uusan dhalan Reece Oxford 1998-dii”Ceebey Tacaal Arsenal,koley marada waa ka dhacday

$
0
0

Reece Oxford  oo ka tirsanaa xiddigihii guusha West Ham u horsed taas oo keentay Arsenal iney ku furato horyaalka tan iyo 2013 markii ugu horeysay guuldaro ayuu caawa magaciisa waxaa uu dhex wareegayaa baraha bulshada.

Qof waliba waxaa uu ka sheekeynayaa wiilkan oo isagoo 16 jir ah saftay ciyaartan hadana saameyn weyn ku yeeshay kooxda Arsenal.

Waxaa uu ka ciyaaraa qadka dhexe isagoo jah wareeriyay qadka dhexe ee Arsenal.

2B3A0EAF00000578-3191191-image-m-60_1439127678217

Rikoorka weyn uu sameeyay Reece Oxford  ayaa ah inuusan dhalneyn xitaa xiligii 1998 France ay qaadeysay koobka Adduunka.

Reece Oxford  waxaa la soo bandhigay caawa inuu ahaa taageere Arsenal ah waxaana la helay qoraalo uu bartiisa 2013 uu soo dhigay taas oo uu ku guubaabinayay iney horay ugu socoto wadada guusha balse nasiib wanaag maanta iyagii ayuu ka horyimaaday.

In September 2013 ‒ as a 14-year-old ‒ West Ham youngster Oxford tweeted: 'Common Arsenal [sic]'
Oxford is an apparent Arsenal fan and his dream came true by making his Premier League debut against them

Goolkii koowaad Arsenal laga dhaliyay isaga ayaa siweyn ugu lug lahaa saqiirkan.

Oxford ayaa lagu badalay 33 jir Kevin Nolan daqiiqadii 79 aad waxaana uu noqday ciyaaryahankii 7 aad ugu da’da yaraa  ee ciyaara Premier league taariiqda isagoo da’diisa ay tahay 16 sano 237 maalmood.

Oxford goes for the ball against Arsenal's £42.5million signing Mesut Ozil at the Emirates on Sunday

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles