Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Mandzukic iyo Paulo Dybala oo seddexsano rikoor u yaalay Juventus Jibiyay

$
0
0

Mario Mandzukic iyo Paulo Dybala ayaa sameeyay kulankooda ugu horeeyay ay u saftaan Juventus taariiq weyn maalintii shalay.

Cajuusta Juventus ayaa 2-0 waxaa ay ugu adkaatay kooxda Lazio.

2B33750000000578-0-image-a-28_1439042751703

Markii 7 aad ayey Juventus ku guuleysatay iney hanato koobka Super Cup-ka Taliyaaniga taas oo ka dhigeysa kooxda ugu badan ee qaaday koobkan.

AC Milan oo ay min lix koob heysteen ayey ka sara martay juventus.

Rikoorka labada xiddig ay sameeyeen ayaa ahaa in goolashoodii ugu horeysay ay dhaliyeen kulankoodii ugu horeeyay caalami ay u saftaan Juventus.

Ma dhicin tan iyo sanadkii 2011-12 in labo xiddig oo ku cusub Juventus in kulankooda ugu horeeya ay goolal wada dhaliyaan ,xiligaasna Arturo Vidal  iyo Stephan Lichtsteiner ayaa u dhaliyay goolasha.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles