Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Xili Chelsea lagu dhagay ,Goolhaye Thibaut Courtois oo sameeyay seddex rikoor isbuucaan

$
0
0

Chelsea ayaa bar baro ku fuaratay shalay horyaalka Premier league waana wax aan laga fileyn kooxda xaamilu laqabka yacni heysata horyaalka.

2-2 ayey ciyaartooda koowaad ku soo gaba gabeeyeen iyadoo Thibaut Courtois la siiyay kaar roose ah waxaana ay ka dhigantahay taas inuu garoomada seegayo kulumada soo socda oo uu ku jiro kan Man City.

Seddex Micno ayuu sameeyay kaarkii roosaha ee la siiyay goolhayaha koowaad ee Chelsea.

article-3190471-2B36978C00000578-2_638x384

1-waa markii ugu horeysay goolhaye ka tirsan Chelsea  ciyaar Premier league roose la siiyo iyadoo lagu ciyaarayo garoonka Stamford Bridge.

2-Kaarkaas roose waxaa kale uu ka dhigay Thibaut Courtois goolhayihii seddexaad Chelsea ee oo laga saaro kulan ka tirsan Premier league,horay waxaa roose looga siiyay Blues goolhayayaasha kala ah Frode Grodas sanadkii 1997  kulankii Everton iyo Petr Cech kulankii Wigan sanadkii 2009).

3-kaarkaas roose waxaa kale uu ka dhignaa kii 70 aad ee Chelsea lagu siiyo Premier league waxaana ay 17 kamid ah roosayaash ay yimaadeen iyadoo tababare uu u yahay Jose Mourinho.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles