Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Ku biirida Pedro ee Man United oo Barcelona ay ku xirtay Caafimaadka Neymar,Sheeko Xiiso leh

$
0
0

pedro-rodriguez-barcelona

Barcelona ayaa la sheegay ineysan u ogolaan doonin Pedro iney u ogolaadaan inuu ku biiro Manchester United ilaa Neymar uu dib ugu soo laabanayo caafimaadkiisa.

Ciyaaryahanka Brazil ayaa la rajeynayaa in bus bus ku dhacay dartii inuu garoomada ugu maqnaado labo isbuuc ee soo aadan.

Louis van Gaal ayaa la fahansan yahay inuu u kulul yahay la soo wareegida Pedro isagoo damacsan inuu safto kulanka Jimcaha ay wajahayaan kooxda Aston Villa.

Laakiin majalada Sports ee ka soo baxda Barcelona ayaa qortay Pedro inuu doonayo inuu ciyaaro kulanka habeen dambe islamarkaana Barcelona ay ka tala baxday in Pedro xili dhow ay siiyaan United iyadoo Neymar uu ka xanuunsan yahay.

Fasixida Barcelona ee Pedro ayaa noqon karta kadib soo laabashada Neymar waxaana intaas ku xermaya suuqa kala iibsiga.

Barcelona ayaa ku fasaxi karta xiddigan £23milyan.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles