Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Jose Mourinho oo dab ku shiday goolhayaha Arsenal ee Petr Cech

$
0
0

Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa dab ku sii shiday goolhayaha cusub Arsenal ee Petr Cech kaas oo ku ceeboobay  kulankiisii ugu horeeyay Arsenal ee horyaalka Premier league.

Arsenal ayaa 2-0 looga badiyay waxaana eedaas dadka oo dhan ay dusha ka saarayaan goolhayaha cusub.

Jose Mourinho ayaa sheegay inuusan marnaba tabi doonin goolhayaha ka tagay  xili uu ka ganaaxan yahay Thibaut Courtois.

petr-cech

Petr Cech ayaa ka tagay Chelsea 11- sano uu la joogay kadib marka uu boos joogta ah ka waayay kooxda waxaana lagu badalay booskiisa Asmir Begovic.

Chelsea ayaa walaac ka qabta roosaha Courtois xili kulanka City uu seegayo sidaas oo ay tahay Mourinho ayaa u sheegay Sky Sports News inuusan tabi doonin goolhayaha Arsenal oo kuwa isagoo oo kale ama ka fiican uu heysto.

“Uma xiisi doono Petr Cech oo waxaan heysanaa labo goolhaye oo wanaagsan misana cajiib ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles