Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku Aadka Champions league oo la sameeyay iyo kooxaha England oo wajahaya...

Isku Aadka koobka horyaalada Qaarada Yurub ayaa la sameeyay waxaana sida la filayay guruubyo adag galay kooxaha England qaarkood. Kooxaha ayaa isugu aaday Sidan. Group A: Paris Saint-Germain, Real...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

TOP: Everton oo bayaan ka soosaartay xiddiga Chelsea ay dooneysay ee John Stones

Kooxda Everton ayaa goordhow warcad ka soo saartay iibinta daafacooda John Stones kaas oo ka dalbaday kooxda iney fasaxdo. Gudoomiyaha kooxda Everton Bill Kenwright ayaa xaqiijiyay in kooxda ay ka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo loo doortay xiddiga ugu wanaagsan Qaarada Yurub DAAWO SAWIRADA+

Lionel Messi ayaa loo magacaabay xiddiga ugu wanaagsan Qaarada Yurub sanadka 2015. Abaalmarintan ayaa ku hantay inuu xagaagii hore guulo weyn uu gaarsiiyay kooxdiisa Barcelona. La Liga,Champions league...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jamie Carragher Muxuu Ku Tilmaamey Daafaca Lamaanan Ee Manchester United...

Jamie Carragher halyeygii hore ee kooxda Liverpool ayaa waxaa uu amaan kala duldhacay labadda daafac ee kooxda Manchester United ay xili ciyaareedkan la so shir tagtey ee kala ah Blind iyo Smalling....

View Article

Suuqa Kala iibsiga: Akhriso Wararka Ay Wargeysyadu Ka Qoreen Suuqa Kala ibsiga.

Suuqa kala iibsiga ciyaaryahanadda ayaa ku jira maalmihiisi ugu danbeyey waxaana kooxaha inta badan ay dardar ugu jiraan soo qaadashada xiddigaha ay aadka u doonayan. Hadaba waxan dooneynaa in aan...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

24-ka saac ee soo aadan oo la rajeynayo Julian Draxler inuu ku biiro Juventus

Kooxda Juventus ayaa la rajeynayaa iney dhameystirto 24-ka saac ee soo aadan saxiixa Julian Draxler. Ciyaaryahanka ayaa la sheegay inuu ka codsaday kooxdiisa Schalke iney iibiso. SportMediaset ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo ku guuleysanaya xagaagan xiddiga ugu fiican Adduunka

Lionel Messi ayaa u qalma in la siiyo xagaagan xiddiga ugu fiican Adduunka waxaa sidaas qaba madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu. Messi ayaa xalay loo doortay xiddiga ugu fiican Qaarada Yurub...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Daniel Sturridge oo taam u noqonaya kulanka Liverpool iyo Man United

War fiican ayey maqlayaan taageerayaasha Liverpool ka hor kulanka ay la ciyaarayaan kooxda ay coladaan ee Manchester United. Gooldhaliyaha Liverpool Daniel Sturridge ayaa la sheegay inuu qarka u saaran...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea,Real Madrid,Barcelona,Arsenal ,Liverpool ,AC Milan ilaa Man City...

Beri oo Sabti ah waxaa ka dhici doona horyaalada dalalka Yurub kulamo badan oo xiiso leh. Horyaalka England ayaa ugu badnaan kulumada ugu weyn waxaa la ciyaarayaa beri . Sidoo kale Serie A ayaa la...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Juliano Belletti”Macquul ma ahan Neymar inuu ku biiro Man United

Juliano Belletti ayaa dareensan Neymar inuu ku biiro Man United kana tago Cam Nou ineysan aheyn wax macquul ah. Louis van Gaal oo tababare usoo ahaa macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa taageere u ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ander Herrera oo u sheegay Van Gaal inuu booskasta ka ciyaari karo

Ander Herrera  ayaa u sheegay macalinka  Man United hogaamiya ee Louis van Gaal inuu ugu  ciyaaro karo United boos waliba. Ciyaaryahanka Spain ayaa ka ciyaarayay habeenkii dhawaa booska NO 10 waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wax ka ogow Maalmaha ay ciyaarayaan kooxaha Man City,Arsenal,Chelsea iyo...

Isku Aadka koobka horyaalada Qarada Yurub ee Uefa Champions league ayaa la sameeyay shalay. 32-koox ayaa ka qeybgalaya xagaagan tartankan kuwaas oo kala galaya 8 guruub. Guruub kasta waxaa ka soo bixi...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Suarez oo ugu mahadceliyay Barcelona in riyadiisa ay u rumeysay

Luis Suarez ayaa u mahad celiyay kooxda Barcelona kadib markii uu u rumeysay riyadiisa. Kadib bandhigiisii wacnaa xagaagii hore waxaa uu ku muteystay Suarez inuu ka mid noqdo seddexda xiddig ee ugu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi oo beeniyay warar faalso ah oo laga sheegayay kadib Coppa America

Lionel Messi ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ka fariisanayo ciyaaraha caalamiga ee dalkiisa ee Argentina. Messi ayaa warkan sheegay kadib markii uu xalay ku guuleystay xiddiga ugu fiican Qaarada...

View Article

Van Gaal Oo Ka Hadley Qorshaha ay Kooxdiisa ka Damacsantahay Champions...

Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchester United ayaa waxa u sheegey in kooxdiisaa waxa ugu weyn ee ay dooneyso in uu yahay sidii ay ugu guuleysan laheyd Champions League-ga. Koobka Champions...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fenerbahce Oo Amaah Ku Qaadaneysa Mid Kamid Ah Xiddigaha Laf Dhabarta U Ah...

Kooxda reer England ee Liverpool ayaa xiddigeeda Luzer Markovic waxaa ay amaah ku siineysaa kooxda reer Turkey ee Fenerbahce. Xiddigaan Markovic ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha ugu wanaagsan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Article 24

Vicente del Bosque macalinka xulka qaranka Spain ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey liiska xiddigahiisa xulka qaranka Spain ee ka qeyb galayaa kulamadda isreebreebka Euro 2016ka. Haddaba kulamo dhowr ah...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Rasmi: Tottenham Oo Ku Dhawaaqdey Saxiixa Heung-Min Son.

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa waxaa ay ku dhawaaqqdey saxiixa weeraryahanka kooxda Bayer Luverkusen ninka lagu magacaabo Heung-Min Son. Xiddiga reer South Korea ayaa waxaa uu kamid ahaa xiddigo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Deg-deg: Waxaa Hadda Lagu Dhawaaqey Isku Aadka Group-yadda Koobka Europa...

Waxaa Hadda lagu dhawaaqey isku aadka heerka Group-yadda ee Europa League-ga oo aad u xiiso iyo xamaadadba leh sanadkan. Kooxo bsadan ayaa waxaa ay ku dhaceen Group-yo adag waxaana kooxahaasi kamid ah...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Emre Can ,Mesut Ozil iyo Bastian Schweinsteiger oo looga yeeray xulka Germay

Xiddiga Liverpool Emre Can ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qaranka Germany ee tababare Joachim Low. Ciyaaryahanka ayaa ka qeybgalaya labada kulan Isreeb isreebka Euro 2016  ee soo socda  oo...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live