Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Emre Can ,Mesut Ozil iyo Bastian Schweinsteiger oo looga yeeray xulka Germay

$
0
0

Xiddiga Liverpool Emre Can ayaa markii ugu horeysay looga yeeray xulka qaranka Germany ee tababare Joachim Low.

Ciyaaryahanka ayaa ka qeybgalaya labada kulan Isreeb isreebka Euro 2016  ee soo socda  oo ay la ciyaarayaan dalalka Poland iyo Scotland.

Can ayaa horay ugu mid ahaa xulka 21 jirada dalka Germany waxaana Liverpool uu u saftay dhamaan seddexdii kulan Premier league xagaagan.

emre-can

Sidoo kale xiddigaha Man United iyo Arsenal Mesut Ozil iyo Bastian Schweinsteiger ayaa looga yeeray xulka

Liiska xulka Germany oo dhameystiran

Goolhayayaasha: Manuel Neuer (Bayern Munich), Marc-André ter Stegen (Barcelona), Ron-Robert Zieler (Hannover)

Daafaca: Jerome Boateng (Bayern Munich), Emre Can (Liverpool), Matthias Ginter and Mats Hummels (Borussia Dortmund), Jonas Hector (Köln), Shkodran Mustafi (Valencia), Sebastian Rudy (Hoffenheim)

Qadka dhexe: Karim Bellarabi and Christoph Kramer (Bayer Leverkusen), Ilkay Gundogan and Marco Reus (Dortmund), Toni Kroos (Real Madrid), Thomas Muller (Bayern Munich), Mesut Ozil (Arsenal), Lukas Podolski (Galatasaray), Andre Schurrle (Wolfsburg), Bastian Schweinsteiger ((Manchester United)

Weerarka: Mario Gotze (Bayern Munich), Max Kruse (Wolfsburg), Kevin Volland (Hoffenheim)


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles