Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Rasmi: Tottenham Oo Ku Dhawaaqdey Saxiixa Heung-Min Son.

$
0
0

Kooxda reer England ee Tottenham ayaa waxaa ay ku dhawaaqqdey saxiixa weeraryahanka kooxda Bayer Luverkusen ninka lagu magacaabo Heung-Min Son.

Xiddiga reer South Korea ayaa waxaa uu kamid ahaa xiddigo dhowr ah oo ay Tottenham dooneysey in ay xagaagan keento kooxda ugu danbeyna saxiixisa ayeey ku guuleysatey.

 

bayer-leverkusen-heung-min-son

23 jirkan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in saxiixisa uu ku dhacay aduun lacageed gaaraya ilaa 22 Milyan oo ginni oo ah lacag aad u badan.

Heung-Min Son ayaa la sheegey in uu xiran doono funaanadda Numberkeedu yahay 7.

Xiddigaan Heung-Min Son ayaa noqonaya xiddigii ugu danbeyey ee horyaalka ingriiska yimada kaa oo ka soo jeeda South Korea.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles