Vicente del Bosque macalinka xulka qaranka Spain ayaa waxaa uu maanta ku dhawaaqey liiska xiddigahiisa xulka qaranka Spain ee ka qeyb galayaa kulamadda isreebreebka Euro 2016ka.
Haddaba kulamo dhowr ah ayaa xulka qaranka Spain ku soo wajahan waxaana halkan idin ugu soo gudbineyna xiddigaha uu macalin Vicente del Bosque uu u soo xushey ka qeyb galka kulamadaasi.
Hoos Ka Akhriso Magacyadda xiddigaha:-
Goolhayaasha: Casillas, De Gea, Rico
Difaaca: Juanfran, Carvajal, Azpilicueta, Pique, Ramos, Bartra, Alba, Bernat
Dhexeda: Koke, Busquets, Cazorla, Cesc, Iniesta, Isco, Silva, Mata
Weerarka: Alcacer, Costa, Vitolo, Pedro