Kooxda reer England ee Liverpool ayaa xiddigeeda Luzer Markovic waxaa ay amaah ku siineysaa kooxda reer Turkey ee Fenerbahce.
Xiddigaan Markovic ayaa waxaa uu kamid yahay xiddigaha ugu wanaagsan kooxda, kadib imaanshiyaha Fermino ayaa waxaa ay dhalisey in xiddigan booskiisa kooxda uu muran aad u weyn galo taa o markii danbe xal loo arkey in amaah lagu diro.
Fenerbahce ayaa 21 jirkan aad u dooneysa waxaana ay ku qaadaneysa amaah hal xili ciyaareed ah.
Weli waxaan warkaas si ka hadlin Markovic oo ah xiddiga la hadal hayo in kooxda laga dirayo.