Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Van Gaal Oo Ka Hadley Qorshaha ay Kooxdiisa ka Damacsantahay Champions League-ga.

$
0
0

Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchester United ayaa waxa u sheegey in kooxdiisaa waxa ugu weyn ee ay dooneyso in uu yahay sidii ay ugu guuleysan laheyd Champions League-ga.

Koobka Champions League-ga ayaa waxaa uu kamid yahay koobabka ugu muhiimsan ee qaatada yurub laga ciyaaro, kooxda United-ka ayaana ka qeyb galkiisa ka maqneyd xili ciyaareedkii hore.

Haddaba habeen dhaweyd ayeey u soo baxdey koobkan kadib markii ay celcelis ahaan ay ku garaaceen kooxda Club Brugge goolal gaaraya ilaa iyo 7gool iyo gool.

Haddaba macalin Van Gaal ayaa sheegey in kooxdiisa ay ka go’antahay sidii ay ugu guuleysan laheyd koobkan.

“Muhiimadeena ugu weyn waa ku guuleysiga Champions League-ga” ayuu yiri macalin Van Gaal.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles