Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Juliano Belletti”Macquul ma ahan Neymar inuu ku biiro Man United

$
0
0

Juliano Belletti ayaa dareensan Neymar inuu ku biiro Man United kana tago Cam Nou ineysan aheyn wax macquul ah.

Louis van Gaal oo tababare usoo ahaa macalinka Barcelona Luis Enrique ayaa taageere u ah Neymar oo raba.

neymar-cropped_v9nvjne4qqrv13bzlfuymepz1

Josep Maria Bartomeu madaxweynaha Barcelona ayaa diiday isbuucan inuu Neymar ka tagayo waxaana uu hoosta ka xariiqay iney  heshiis cusub ka saxiixayaan.

Belletti  waxaa uu sheegay inuusan rumeysneen ciyaaryahanka Brazil inuu ka tagayo Catalunya balse wax kasta ay macquul ka yihiin kubada cagta.

“Uma maleeyo inuu baxayo Neymar oo waxaa uu ku faraxsan yahay Barcelona,waa uu la qabsaday kooxda iyo magaaladaba.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles