Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Daniel Sturridge oo taam u noqonaya kulanka Liverpool iyo Man United

$
0
0

War fiican ayey maqlayaan taageerayaasha Liverpool ka hor kulanka ay la ciyaarayaan kooxda ay coladaan ee Manchester United.

Gooldhaliyaha Liverpool Daniel Sturridge ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay ku soo laabashada garoomada.

Khamiistii shalay xiddiga  ayaa tababar ku sameeyay xerada tababarka ee Melwood.

2BB4FF3B00000578-0-image-a-119_1440679393590

25 jirkan ayaan u ciyaarin Liverpool tan iyo April waxaana uu seegay ciyaarihii saaxibtinimo iyo seddexda kulan ugu horeeya horyaalka.

Laakiin hada ayuu ku dhowyahay inuu soo laabto waxaana la filayaa inuu soo  laabto 12-ka bisha September oo ay la ciyaarayaan  kooxda Manchester United.

67 kulan ayuu u saftay kadib markii uu Chelsea kasoo tagay kooxda Liverpool waxaana uu u dhaliyay 40 gool.

Daniel Sturridge returned to training at Melwood as he steps up his recovery from injury
Sturridge is stepping up his efforts to return from a lengthy injury lay-off that has kept him out since April
Sturridge is targeting a return against Manchester United on September 12 at Old Trafford
The 25-year-old has been to the United States for treatment and is now back on the training field
The 25-year-old has been to the United States for treatment and is now back on the training field
James Milner is chased by youngster Cameron Brannagan during Liverpool's training session on Thursday
Liverpool players train ahead of their game against West Ham in the Premier League on Saturday
Brendan Rodgers prepares his team for Saturday's Premier League clash with West Ham at Anfield

Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles