Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

24-ka saac ee soo aadan oo la rajeynayo Julian Draxler inuu ku biiro Juventus

$
0
0

Kooxda Juventus ayaa la rajeynayaa iney dhameystirto 24-ka saac ee soo aadan saxiixa Julian Draxler.

Ciyaaryahanka ayaa la sheegay inuu ka codsaday kooxdiisa Schalke iney iibiso.

SportMediaset ayaa sheegeysa in xiddiga uu rabo in loo ogolaado ku biirista kooxda Turin.

Draxler490epa_10

€28milyan ayaa la fahansan yahay in Cajuusta ay ku bixineysa saxiixa Julian Draxler.

Hadii dalabkaas ay aqbasho kooxda Germany xididiga ayaa 24-ka saac ee soo aadan noqonaya ciyaaryahan juve ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles