Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo xaqiijiyay Filipe Luis iney ka dirayaan kooxda

Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa xaqiijiyay Filipe Luis in kooxda ay iibineyso maalmaha soo socda waxaana uu sheegay in badalkiisa ay suuqa u doonanayaan kahor inta uusan xermin. Madaxweynaha...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man United oo seddexsano heshiis ku dhow iney kula soo wareegto Sergio Romero

Manchester United ayaa ku jira wali raadinta goolhaye cusub oo u badala booska goolhayahooda Spain oo lala xiriirinayo kooxda Real Madrid. Wararkii ugu dambeeyay ee suuqa kala iibsiga United ayaa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny oo ku biiraya Roma

Goolhayaha Arsenal Wojciech Szczesny ayaa la sheegaya in amaah uu ugu ciyaari doono xili ciyaareedkan kooxda AS Roma ee Taliyaaniga. Ninkan reer Polond ayaa booskiisa koowaad ee kooxda lumiyay...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Fernando Llorente oo laga yaabo inuu ku biiro Manchester United

Weeraryahanka Juventus ee aan mustaqbalkiisa la hubin Fernando Llorente ayaa la soo warinayaa iney dooneyso Manchester United. 30 jirkan uma badna inuu xagaagan la sii joogi doono kooxda koobka Serie...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Jose Mourinho oo daafaca ugu qaalisanaa England ka dhigaya John Stones

Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa doonaya inuu kula soo wareego John Stones lacagihii ugu badnaa ee lagula soo wareego daafac horyaalka England. Blues ayaa Stones u rabto inuu u buuxiyo booska uu...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Mario Balotelli oo Raheem Sterling ka difaacay taageerayaasha Liverpool

Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa difaacay saaxibkiisii hore Raheem Sterling oo ay taageerayaasha Reds ku aflaagaadeynayaan inuu yahay lacag jaceyl. Raheem ayaa £49million ugu wareegay Man...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Ciyaar ay isaga hor Imaan lahaayeen Xiddigaha Neymar iyo Messi oo la baajiyay

Ciyaartii saaxibtinimo ee u dhaxeysay dalalka Brazil iyo Argentina ayaa kansalay taas oo lagu waday iney ka dhacdo bisha September Mareykanka. Taageerayaal badan ayaa doonayay iney arkaan iska hor...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawirada Manchester United oo gaartay guusheedii labaad xili Memphis Depay uu...

Manchester United ayaa 3-1  waxaa ay ugu adkaatay kooxda San Jose Earthquakes. Memphis Depay ayaa goolkiisii ugu horeeyay United keensaday kulankan. Laakiin goolka hore waxaa keenay Juan Mata 32...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Luis Suarez oo Messi iyo Neymar la’aan guul gaarsiiyay Barcelona+sawiro

Luis Suarez  ayaa bandhig cajiib leh sameeyay la’aanta Messi iyo Neymar. Barcelona oo kulan saaxibtinimo kula ciyaareysay USA kooxda Los Angeles Galaxy ayaa ugu adkaatay 2-1. Suarez ayaa furay shabaqa...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Roberto Firmino oo lagu soo dhaweeyay Liverpool+sawiro

Wiilka Cusub ee Liverpool shaqo badan laga sugayo sanadka ee Roberto Firmino ayaa gaaray xerada tababarka kooxdiisa cusub ee Melwood halkaas oo tijaabooyin badan uu ku maray. Xiddiga ayaa saxiixyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Arsenal oo dadaal ugu jirta iney gacanta ku dhigto xiddig ka tirsan Barcelona

Arsene Wenger ayaa doonaya inuu Barcelona kala soo wareeg wax waliba oo ay ku qaadato xiddiga da’da yar ee Sergi Samper. 20 jirkan waxaa uu leeyahay Xirfad aan la rumeysan waana xiddig mustaqbal ifaya...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Zlatan Ibrahimovic”Milan waa inaad la hadashaan Mino Raiola

Zlatan Ibrahimovic ayaa u sheegay AC Milan iyo kooxaha kala ee raba in iibkiisa ay kala xaajoon karaan wakiilkiisa Mino Raiola. Ibra ayaa wax ka dhaliyay goolashii kooxdiisa PSG ay ugu adkaatay kooxda...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Javier Zanetti oo aaminsan Inter markan in Juventus ay dhagaha ka garaaci karto

Halyeyga kooxda Inter Milan Javier Zanetti ayaa sheegay markan kooxdiisa iney kula tartami karto horyaalka kooxda afartii sano u dambeeyay qaadeysay ee Juventus. Kooxda Giuseppe Meazza ayaa sanadihii...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lobo Carrasco”Messiga 2015 ayaa ka fiican kii 2009-kii

Ciyaaryahankii hore Barcelona garabka ugu ciyaari jiray ee Lobo Carrasco ayaa aaminsan Lionel Messi inuu ka fiican yahay haatan oo lagu jiro 2015 marka loo eego sidii uu ahaa 2009-kii. Dadka ciyaaraha...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Riccardo Montolivo”Milan wali kuma guuleysan karto Serie A

Riccardo Montolivo ayaa qaba wali AC Milan ineysan u tartami Karin xagaagan horyaalka Serie A. 2014-15 Milan ayaa ku dhameysatay kaalinta 10 aad ee horyaalka Serie A. Laakiin sanadkan waxaa ay isku...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Van Gaal oo xaqiijiyay Angel Di Maria inuusan ciyaarsiineyn kulanka Barcelona

Angel Di Maria ayaa seegaya kulanka Barcelona iyo Man United ay ciyaarayaan sidaas waxaa xaqiijiyay Louis van Gaal. Laakiin waxaa uu tababaraha xaqiijiyay David de Gea inuu safan doono kaas oo aan...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Liverpool oo soo bandhigtay weeraryahankeeda Christian Benteke SAWIRO+

Kooxda Liverpool ayaa soo bandhigtay weeraryahankeeda cusub Christian Benteke oo £32.5million ay kaga soo iibsadeen kooxda Aston Villa. Christian Benteke ayaa heshiis usaxiixay kooxda Liverpool isagoo...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Wargeysyada iyo waxyaabaha ay ka qoreen Suuqa kala iibsiga ciyaartooyda….

Kulanti wacan oo wanaagsan akhyaarta sharafta badan ee ku taxan shabakada Soomaalidamaanta, kuna soo dhawaaada barnaamijkeena aan alaaba kasoo uruurino wargeysyada caalamka iyo waxyaabaha ay ka qoreen...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Chelsea oo ay ka soo gaartay guuldaradii ugu horeysay New York Red Bulls+sawiro

Chelsea ayaa guuldaradii ugu horeysay ee ciyaaraha saaxibtinimo wajahday kadib 4-2 oo ay kaga badiyeen kooxda New York Red Bulls. Guuldaradan ayaa ku dhacday Blues iyadoo heysata xiddigaheeda ugu...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Inter Milan oo ku dhow saxiixa xiddiga Man City Stevan Jovetic

Inter Milan ayaa qarka u saaran iney xaqiijiso saxiixa ciyaaryahanka Manchester City ee Stevan Jovetic kaas oo booskiisa shaki uu galay kadib imaanshaha Wilfried Bony ee sanadkii hore. Sidoo kale...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live