Riccardo Montolivo ayaa qaba wali AC Milan ineysan u tartami Karin xagaagan horyaalka Serie A.
2014-15 Milan ayaa ku dhameysatay kaalinta 10 aad ee horyaalka Serie A.
Laakiin sanadkan waxaa ay isku sameeyeen dib u habeyn weyn.
Milan ayaa la soo wareegtay sanadkan xiddigo cusub sida Alessandro Bertolacci, Carlos Bacca iyo Luiz Adriano sidaas oo ay tahayna kuma guuleysan karno ayuu yiri Riccardo Montolivo.
Dhina kale kabtanka Milan ayaa amaanay tababaraha cusub ee Mihajlovic.