Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Van Gaal oo xaqiijiyay Angel Di Maria inuusan ciyaarsiineyn kulanka Barcelona

$
0
0

louis-van-gaal-david-de-gea-manchester-united_1u7eeb9uf10q51wqb5v1bftbqd

Angel Di Maria ayaa seegaya kulanka Barcelona iyo Man United ay ciyaarayaan sidaas waxaa xaqiijiyay Louis van Gaal.

Laakiin waxaa uu tababaraha xaqiijiyay David de Gea inuu safan doono kaas oo aan ciyaarin labadii kulan u dambeeyay.

Barcelona iyo United ayaa ku kulmaya koobka International Champions Cup waxaana ay madaxa is darayaan sabtida.

“waxaan rajeynayaa De Gea inuu ciyaarayo kulanka Barcelona waxaana uusan u ciyaarin kulanka San Jose dhaawac dartii.

Di Maria iyo Rojo waa ay noo imaanayaan laakiin ma ciyaarayaan sida Schweinsteiger oo kale ,marka hore waa inaan wax badan tababar sameysaa kadib aad ciyaarta 45 daqiiqo ayuu yiri Van Gaal.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles