Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Mario Balotelli oo Raheem Sterling ka difaacay taageerayaasha Liverpool

$
0
0

216088C700000578-3169528-image-a-60_1437486772278

Weeraryahanka Liverpool Mario Balotelli ayaa difaacay saaxibkiisii hore Raheem Sterling oo ay taageerayaasha Reds ku aflaagaadeynayaan inuu yahay lacag jaceyl.

Raheem ayaa £49million ugu wareegay Man City waxaana goolkiisii ugu horeeyay ee City uu ku dhaliyay labo daqiiqo iyo 17 ilbiriqsi.

Kadib Mario ayaa bartiisa Twitterka ku soo qoray,si fiican ayaad yeeshay,waa jawaabta ugu wanaagsan ee sii wad.

Baloteli oo aan la hubin mustaqbalkiisa Liverpool ayaa hadalkiisa intaa ku daray in tani ay la yaabi doonaan taageerayaasha laakiin waxaan rajeynayaa Raheem inuu u ciyaari doono sidiisii ugu fiicneyd ayuu yiri.

Mario ayaa qoraalkiisa ku soo gaba gabeeyay Liverpool iney tahay markasta qoyskaaga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles