Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Ciyaar ay isaga hor Imaan lahaayeen Xiddigaha Neymar iyo Messi oo la baajiyay

$
0
0

087164A900000514-0-image-a-14_1437525040764

Ciyaartii saaxibtinimo ee u dhaxeysay dalalka Brazil iyo Argentina ayaa kansalay taas oo lagu waday iney ka dhacdo bisha September Mareykanka.

Taageerayaal badan ayaa doonayay iney arkaan iska hor imaanshaha saaxibada Barcelona ee Messi iyo Neymar oo ka kala tirsan labada dal ee ciyaaraya.

Sababta loo baajiyay kulankan ayaa la xiriirta musuq maasuqa FIFA hareeyay waxaana socda baaritaano.

Markii ugu dambeysay ee Brazil iyo Argentina ay ciyaaraan waxaa laga badiyay xulka Messi.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles