Macalinka Chelsea Jose Mourinho ayaa doonaya inuu kula soo wareego John Stones lacagihii ugu badnaa ee lagula soo wareego daafac horyaalka England.
Blues ayaa Stones u rabto inuu u buuxiyo booska uu ka tagayo John Terry.
Goorsii horeysay Chelsea waxaa laga soo diiday £20milyan kadib £26milyan oo ay ka dhigeen dalabka dhag jalaq looma siin.
Sidaa daraadeed Mourinho ayaa ku soo iibsaneysa rikoor £34milyan taas oo ka badan inta ay Man City kula soo wareegtay Mangala sanadkii hore ee £31.9milyan.
Stones ayaa Everton ugu soo wareegay kooxda Barnley.