Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Zlatan Ibrahimovic”Milan waa inaad la hadashaan Mino Raiola

$
0
0

article-3170440-2ABD88C600000578-173_308x303

Zlatan Ibrahimovic ayaa u sheegay AC Milan iyo kooxaha kala ee raba in iibkiisa ay kala xaajoon karaan wakiilkiisa Mino Raiola.

Ibra ayaa wax ka dhaliyay goolashii kooxdiisa PSG ay ugu adkaatay kooxda Fiorentina.

Ciyaarta kadib wariyaasha ayaa su’aalay Zlatan Ibrahimovic kooxda uu ku sii jeedo waxaana uu ku gaabsaday.

“mustaqbalkeyga waxaa uu ku jiraa gacanta wakiilkeyga.

Ibra ayaa horay labo xili ciyaareed ee AC Milan u ciyaarayay waxaana uu u dhaliyay 56 gool 85 kulan uu u saftay kahor inta uusan ku biirin PSG.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles