Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Javier Zanetti oo aaminsan Inter markan in Juventus ay dhagaha ka garaaci karto

$
0
0

zanetti-inter_1ci28qqvn4jxx1g68tp29lzj8c

Halyeyga kooxda Inter Milan Javier Zanetti ayaa sheegay markan kooxdiisa iney kula tartami karto horyaalka kooxda afartii sano u dambeeyay qaadeysay ee Juventus.

Kooxda Giuseppe Meazza ayaa sanadihii u dambeeyay wareertay waana ay ka dhacday tartamo badan.

Sanadkii hore Inter waxaa ay ku dhameysatay booska 8 aad laakiin sanadkan waxaan dooneynaa fooqa sare horyaalka iyo ku soo laabashada Champions league ayuu yiri Javier Zanetti

Inter ayaa la soo wareegtay Geoffrey Kondogbia, Miranda iyo Martin Montoya.

La Gazzetta dello Sport ayuu u sheegay Zanetti in xili dhow ay u tartami doonto Inter koobabka waa weyn.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles