Man United oo si lama filaan kula soo wareegeysa Romelu Lukaku
Manchester United ayaa si lama filaan ugu dhaqaaqday la soo wareegida Romelu Lukaku oo ka tirsan kooxda Everton. Louis van Gaal ayaa raba inuu Goodison Park ka soo kaxeeeyo ciyaaryahankii hore...
View ArticleChelsea oo dooneysa iney la soo wareegto Axel Witsel
Chelsea ayaa xiiseyneysa iney la soo wareegto qadka dhexe kooxda Zenit St Petersburg Axel Witsel. Ciyaaryahanka Belgian ayaa raba inuu ka tago horyaalka Russia waxaana dooneysa Man united. Sida ay...
View ArticleBastian Schweinsteiger oo laga taliyay ku biirista Manchester United
Xiddigii hore Bayern Munich iyo koobka Adduunka Franz Beckenbauer ayaa kula taliyay Bastian Schweinsteiger inuusan ku biirin Man United. 30 jirkan waxaa ugu hartay heshiiska kooxdiisa halsano waxaana...
View ArticleRyan Giggs”waan la tartami karnaa Chelsea sanadka soo socda
Caawiyaha tababaraha Man United Ryan Giggs ayaa ku kalsoon Man United xagaaga soo socda in Chelsea ay kula tartami karto ku guuleysiga Premier league. United ayaa sanadkii hore ku dhameysatay booska...
View ArticleChelsea oo shaacisay lacagaha ay ku fasaxeyso Loic Remy
Chelsea ayaa la sheegay £15milyan Iney ku fasaxeyso weeraryahankeeda Loic Remy oo ay dooneyso kooxda Crystal Palace . Radamel Falcao ayaa Blues ku soo biiraya maalmaha soo socda sidaa daraadeed jose...
View ArticleSanti Cazorla”Arsenal waxaa u socotaa in Barcelona oo kale ay noqoto
Santi Cazorla ayaa sheegay Barcelona iney tahay kooxda ay ku dayanayaan sanadka soo socda iyo Mustaqbalka Intaba. Ciyaaryahanka Spain ayaa sheegay in isaga iyo saaxibidiisa Gunners ay rabaan...
View ArticleSergio Aguero oo Albaabada ka xertay kooxda Real Madrid
Sergio Aguero ayaa beeniyay wararka sheegaya inuu ka tagayo Man City kuna biirayo Real Madrid oo dooneysa. Madaxweynaha Real Madrid Florentino Perez ayaa la sheegay inuu u yahay Aguero weeraryahanka...
View ArticleWararkii ugu dambeeyay Arsenal iyo doonistii goolhaye Petr Cech
Arsenal ayaa ku sii dhawaaneysa iney la soo wareegto Petr Cech waxaana uu noqonayaa saxiixooda ugu horeeya ee xili ciyaareedkan. £11million ayuu ugu soo wareegi doonaa maalmaha soo socda iyadoo...
View ArticleXiddigaha Brazil oo isku diyaarinaya kulankooda ugu dambeeya Bilaa Neymar
Xiddigaha Brazil ayaa tababar sameynaya la’aanta kabtan Neymar oo roose la siiyay kulanki ugu dambeeyay Colombia. 24 sano kadib guushii ugu horeysay Colombia ay ka gaarto Brazil ayey aheyd. Xiddiga...
View ArticleChelsea oo u diyaarisay Radamel Falcao lambarka uu xeran lahaa
Radamel Falcao ayaa la sheegay inuu xeran doono lambarka 9 aad marka uu ku biiro kooxda Chelsea. 4 gool ayuu dhaliyay xiligiisii Man United taas oo dad badan ka yaabisay. Jose Mourinho ayaa ku kalsoon...
View ArticleJackson Martinez oo Albaabada u furay kooxda Arsenal
Jackson Martinez ayaa si lama filaan ugu biiri kara kooxda Arsenal oo siweyn u raadineysay. Ciyaaryahanka Colombia waxaa dooneysay AC Milan oo ku dhawaatay iney la wareegto balse xiddiga ayaa war...
View ArticleGareth Bale oo boos cusub xagaagan ugu ciyaaraya Real Madrid
Sida ay qortay majalada AS Gareth Bale ayaa ka dalbanaya Rafa Benitez inuu boos cusub ka ciyaarsiiyo xagaaga dambe. Bale ayey taageerayaasha Real Madrid ku orinayeen xagaagii hore taas oo niyad jab ku...
View ArticleInter Milan oo heshiis la gaartay daafaca Atletico Madrid Joao Miranda
Inter Milan ayaa heshiis la gaartay daafaca kooxda Atletico Madrid Joao Miranda waxaana ay kula wareegayaan €15 million,sidaas waxaa sheegtay Goal.com. Afar xili ciyaareed ayuu ka tirsanaa xiddigan...
View ArticleChelsea oo hogaamineysa saxiixa gooldhaliye Charlie Austin
Chelsea ayaa la sheegay iney hogaamineyso saxiixa weeraryahanka QPR Charlie Austin. Stamford Bridge ayaa suuragal ah inuu u dhaqaaqo xiddigan,sidaas waxaa sheegaya warar hoose oo laga helayo Blues....
View ArticleSergio Ramos oo fanaanada Barcelona laga yaabo inuu xerto sanadka dambe
Sida ay qortay Cadena Cope Sergio Ramos ayaa macsalaameynaya Real Madrid iyadoo wadadiisa ay tahay kooxda Barcelona. Wararka ayaa sheegaya In heshiiskii Real Madrid iyo xiddiga uu bur buray. Wakiilka...
View ArticleLionel Messi oo kulankiisa 100 aad guul u balan qaaday taageerayaasha
Lionel Messi ayaa u dabaaldagi doona habeen dambe kulankiisii 100 aad ee xulka dalkiisa Argentina. Messi oo Coppa America sanadkan dalkiisa isagoo kabtan hogaaminaya ayaa horay 99 kulan ugu saftay...
View ArticleXulka Chile oo si awood ah ugu soo baxay wareega Siddeeda Coppa America
Dalalka wada ciyaaray Chile iyo Bolivia ayaa u soo wada baxay wareega Siddeeda Coppa America kadib markii ay guuldaro ku dhacday Mexico. Mexico oo rajo laheyd waxaa ka habaarsaday Ecuador oo 2-1 ugu...
View ArticleYaa ciyaari doona booska Neymar ee Brazil kaas oo ciyaaraha oo dhan la xarimay
Taageerayaasha Brazil ayaa ka niyad jabsan dhaqan xumida Neymar kaas oo haatan laga ganaaxay inuusan ciyaarin inta ka dhiman Coppa America sanadkan. Neymar ayaa lagu ganaaxay Afar kulan iyo lacag...
View ArticleAngel di Maria oo biladihii iyo Champions league uu ku guuleysay ka jacel hal...
Xiddiga Man United Angel di Maria ayaa baahi weyn u qaba in dalkiisa uu koob weyn la qaado. 27 jirkan ayaa sheegay inuu ku doorsanayo hal koob uu Argentina la qaado dhamaan biladihii iyo koobabkii uu...
View ArticleNicolas Otamendi oo cadeeyay inuu ku biiro Manchester United
Nicolas Otamendi ayaa la sheegay inuu doortay ku biirista kooxda England ee Manchester United. Valencia ayaa ku dooneysa daafacan £35milyan hadii uu ku biirayo United. Sida ay qortay The Mirror...
View Article