Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Chelsea oo dooneysa iney la soo wareegto Axel Witsel

$
0
0

axel-witsel-belgium-radamel-falcao-colombia

Chelsea ayaa xiiseyneysa iney la soo wareegto qadka dhexe kooxda Zenit St Petersburg Axel Witsel.

Ciyaaryahanka Belgian ayaa raba inuu ka tago horyaalka Russia waxaana dooneysa Man united.

Sida ay qortay The Express Jose Mourinho ayaa raba inuu iibiyo John Obi Mikel waxaana yy rabaa inuu ku badasho Witsel oo ku fadhiya £24milyan.

Mikel ayaa 26 jeer u ciyaaray Chelsea xagaagii hore waxaana laga xiiseynayaa bariga dhexe iyo Turkiga.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles