Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Inter Milan oo heshiis la gaartay daafaca Atletico Madrid Joao Miranda

$
0
0

miranda_2bl2efvqtmip1wfrkjyykolya

Inter Milan ayaa heshiis la gaartay daafaca kooxda Atletico Madrid Joao Miranda waxaana ay kula wareegayaan €15 million,sidaas waxaa sheegtay Goal.com.

Afar xili ciyaareed ayuu ka tirsanaa xiddigan Brazil kooxda Vicente Calderon ku ciyaarta waxaana uu la qaaday koobabka Liga, Copa del Rey iyo Europa League .

Heshiid seddexsano ayaa la rajeynayaa inuu 30 jirkan u saxiixo Inter Milan waxaana uu qaadanayaa €2.7milyan sanadkii.

La Gazzetta dello Sport ayuu u sheegay xiddigan in Inter ay tahay koox weyn laakiin uu heshiis kula jiro Atletico Madrid ayna ugu harsan tahay heshiiskiisa mudo halsano ah.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles