Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Gareth Bale oo boos cusub xagaagan ugu ciyaaraya Real Madrid

$
0
0

Bale1

Sida ay qortay majalada AS Gareth Bale ayaa ka dalbanaya Rafa Benitez inuu boos cusub ka ciyaarsiiyo xagaaga dambe.

Bale ayey taageerayaasha Real Madrid ku orinayeen xagaagii hore taas oo niyad jab ku riday.

Laakiin sanakan ayuu go’aan ku gaaray inuu soo jiito quluubta taageerayaasha Real Madrid.

In qaab ciyaareedkiisa uu dib u helo ayuu Bale aaminsan yahay inuu ka guuro garabka oo uu ka ciyaaro oo booska weeraryahanka tooska ah gadaashiisa uu ka ciyaaro.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles