Dalalka wada ciyaaray Chile iyo Bolivia ayaa u soo wada baxay wareega Siddeeda Coppa America kadib markii ay guuldaro ku dhacday Mexico.
Mexico oo rajo laheyd waxaa ka habaarsaday Ecuador oo 2-1 ugu badiyay.
Sidaa daraadeed Bolivia oo looga badiyay 5-0 ayaa u soo baxday wareega xiga maadaama afar dhibcood ay leedahay.
Chile ayaa ku soo baxday booska hore kadib markii ay 5-0 ay ugu adkaatay Bolovia.
Goolasha Chile waxaa kala dhaliyay Charles Aranguiz oo labo gool ah,Alexis Sanchez, Gary Medel iyo gool iska dhalis ah.








