Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Nicolas Otamendi oo cadeeyay inuu ku biiro Manchester United

$
0
0

nicolas-otamendi

Nicolas Otamendi ayaa la sheegay inuu doortay ku biirista kooxda England ee Manchester United.

Valencia ayaa ku dooneysa daafacan £35milyan hadii uu ku biirayo United.

Sida ay qortay The Mirror Otamendi ayaa u sheegay saaxibadiisa xulka Argentina ee Coppa America ka qeybgalaya inuu rabo ku biirista kooxda Man Unitd xitaa waxaa uu diyaar u yahay in mushaarkiisa uu dhimo.

Iyadoo taas ay jirto ayey Man United sidoo kale dooneysaa Mats Hummels .


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles