Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Ryan Giggs”waan la tartami karnaa Chelsea sanadka soo socda

$
0
0

louis-van-gaal-ryan-giggs

Caawiyaha tababaraha Man United Ryan Giggs ayaa ku kalsoon Man United xagaaga soo socda in Chelsea ay kula tartami karto ku guuleysiga Premier league.

United ayaa sanadkii hore ku dhameysatay booska afaraad waxaana ay ku soo laabteen Champions league oo isreeb reeb ay u mareysaa.

“waxaan u soconaa sanad wanaagsan inagoo ku soo laabanay Champions league,waxaan u maleeyaa inaan ku guuleysan karno wax badan sidaas waxaa uu u sheegay ESPN.

United ayaa kulankeeda hore horyaalka waxaa ay 8-da bisha August Old Trafford kula ciyaareysaa Tottenham Hotspur.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Latest Images

Trending Articles