Fanaanada uu Toti ka qaatay Lionel Messi oo lagu iibinayo Taliyaaniga
Hadii aad heysato lacag waxaa lagu hayaa dalka Taliyaaniga fanaanad uu ku ciyaaray xiddiga u sharxan Abaalmarinta xiddiga Adduunka ee Lionel Messi. Fanaanadan waxaa soo dhigtay suuqa kooxda Roma ee...
View ArticleMan United waxaa ay fiican tahay marka uu ka maqan yahay David De...
Kadib guushii xalay ee Man United iyo iyadoo ka baxday garoonka shabaqooda oo nadiif ayaa ka dhigeysa in fasax uu yahay goolhaye David De Gea. Man United ayaa guul gaartay kulankii labaad xili aan...
View ArticleThomas Muller Oo Runta U Sheegey Manchester United, Kadib Markii Ay Dalab...
Thomas Muller weeraryahanka kooxda Bayern Munich iyo weliba sidoo kale xulka qaranka Germany ayaa waxaa uu meesha ka saaray wararka sheegaya in uu ku biirayo kooxda Manchster United xagaagan. kooxda...
View ArticleAkhriso: Kulamadda Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Ingriiska (Kooxaha...
Horyaalka Ingriiska ayaa todobaadkiisi labaad galay waxaana maanta la ciyaarayaa kulamo dhowr ah iyadoo xalayna kulankii ugu horeyey ee kulamadii todobaadkan ay wadda ciyaareen kooxaha Manchester...
View ArticleArsenal Oo Talo Fiican Oo Ay Guulo Ku Gaari Karto La Siiyey.
Charlie Nicholas halyeygii hore ee kooxda Arsenal ayaa waxaa uu kooxdisi hore uga digey in ay daafac ahaan is dhigato oo ay weerar aado si goolal badan ay u dhaliso. Kooxda Arsenal ayaa todobaadkii...
View ArticleMuxuu Macalinka Aston Villa Ka Yiri Guuldaradii Xalay Manchester United Ka...
Tim Sherwood macalinka kooxda reer England ee Aston Villa ayaa waxaa uu ka hadley guuldaradii xalay kooxdiisa ka soo gaartey kooxda Manchester United. Kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale...
View ArticleRasmi: Tottenham Oo Ku Dhawaaqdey Saxiixa Weeraryahan Ay Mudooyinkanba Ku...
kooxda reer England ee Tottenham ayaa lagu soo waramayaa in ay soo dhameystirtey la soo saxiixashada weeraryahanka kooxda Lyon Clinton Njie. Jimcihii shalay ahaa kooxda Tottenham waxaa isaga tagay...
View ArticleLouis Van Gaal Oo Runta U Sheegey Januazaj Kadib Guushii Uu Xalay Kooxdisa...
Louis Van Gaal macalinka kooxda Manchester United ayaa waxaa uu digniin xoogan u direy wiilkiisa Kooxda Adnan Januzaj kadib markii uu kooxdiisa xalay gaarsiiyey koox. Kooxaha Manchester United iyo...
View ArticleLiverpool Oo Roma U Diisey In Ay Amaah Ku Siiso Xiddigeeda Sakho.
Kooxda reer England ee Liverpool ayaa waxaa ay kooxda Roma ka soo diidey dalab ay ku dooneysey in ay amaah ku qaadato daafaca kooxdaasi Mamadou Sakho. wiilkan reer France ayaa waxaa uu ka maqnaa...
View ArticleRoma Oo Ashley Cole Ku Tiri Hadal Aanu Ka Mudneyn!!!
Kooxda reer Taliyaani ee Roma ayaa waxaa ay daafaceeda Ashley Cole u sheegtey in uu u fasaxanyahay ku biirista kooxdii uu doono. 34 jirkan reerEngland ayaa heshiiska uu kula joogo kooxda caasimada...
View ArticleOlivier Giroud “Cryatal Palace Si Dhib Yer Ayaan Uga Talaabsan Doonaa”
Olivier Giroud weeraryahanaka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu sheegey in kooxdiisa ay awood buuxda u leedahay in ay si dhib yer uga talaabsato kooxda Cryatal Place kulanka ay caawa ay...
View ArticleSuuqa kala iibsiga Taliyaaniga iyo dagaalka kooxaha Inter iyo Juventus ee...
Inter Milan ayaa la sheegay iney xiriir la sameysay ciyaaryahanka Atletico Madrid ee dambeedka bidix ugu ciyaara Guilherme Siqueira. Ciyaaryahankii hore Villarreal waxaa lala xiriirinayay inuu ku...
View ArticleLiverpool oo u diiday AS Roma daafaceeda Mamadou Sakho
Liverpool ayaa diiday in amaah ay ku qaadato Roma xagaagan daafaceeda reer france ee Mamadou Sakho,sidaas waxaa sheegeysa Goal.com. Xiddigan ayaa looga tagay kursiga keydka kulankii ugu horeeyay...
View ArticleArsene Wenger oo la ogaaday in taageerayaasha Arsenal uu ugu farxin doono...
Arsenal ayaa la sheegay iney £20million ku raadineyso ciyaaryahanka qadka Saint-Germain Adrien Rabiot. 20 jirkan ayaa raba inuu ka tago kooxda ka dhisan caasimada France maadaama ay uusan boos joogta...
View ArticleXiddigaha Chelsea oo ku maadeystay Kurt Zouma inta ay ku jireen safarkii City
Radamel Falcao iyo Nemanja Matic ayaa ku maadeystay wiil uu wato tababare Jose Mourinho ee Kurt Zouma inta ay ku guda jireen safarkii ay ugu ambabaxeen waqooyiga England. Xiddigaha Blues ayaa Man City...
View ArticleRobin van Persie oo rumeeyay Riyada taageere Man United oo uu ka ooysiiyay
Robin van Persie ayaa la kulmay wiilkii u ooyay ka tagistiisii kooxda Manchester United kaas oo lagu magacaabo Louis Diamond. Ciyaaryahanka Holland ayaa ku biiray kooxda Fenerbahce xagaagan isagoo...
View ArticleBlanc ” Ibrahimovic Waa Uu Ka Soo Kabanayaa Dhaawiciisii”.
Laurent Blanc macalinka kooxda reer France ee PSg ayaa waxaa uu sheegey in xiddigiisa Ibrahimovic uu ka soo kabanayo dhaawacii uu ka qabey canqowga. Xiddigan reer Sweden ayaa ku dhaawacmey kulankii...
View ArticleWax walib oo aad ugu baahan tahay Taariiqda kulanka Crystal Palace ? – ? Arsenal
Arsene Wenger ayaa qaba guuldaradii West Ham iney waajib uga dhigeyso kooxdiisa maanta in cashar ay u dhigto Crystal Palace oo dib u dhis isku sameysay soona badisay kulankii hore. Kulanka: Crystal...
View ArticleFalanqeynta Taariiq kulanka Derbiga ee u dhaxeeya Manchester City ? – ? Chelsea
Jose Mourino oo culeys uu ka heysto dagaalkii uu ku qaaday dhaqaatiirta caafimaadka Chelsea ayuu horyaalaa kulan derbi ah maanta xili guuldaro kulankan ka soo gaarta ay ka dhigan tahay in shan dhibcood...
View Article