Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Muxuu Macalinka Aston Villa Ka Yiri Guuldaradii Xalay Manchester United Ka Soo Gaartey.

$
0
0

Tim Sherwood macalinka kooxda reer England ee Aston Villa ayaa waxaa uu ka hadley guuldaradii xalay kooxdiisa ka soo gaartey kooxda Manchester United.

Kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale Aston Villa ayaa xalay waxaa ay wadda ciyaareen kulan ku tirsan horyaalka ingriiska waxaana uu ahaa kulan aad loo wadda sugayey, isagoona gool iyo waxba markii danbe ku dhamaadey.

Haddaba Macalin Tim Sherwood ayaa sheegey in kooxdisa ay ka soo kasban doonto guuldaradiisa ka soo gaartey United-ka waxaana uu intaa raaciyey in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo kabsan doonan.

” Guuldaro xanuun badan ayeey aheyd balse waxaan idin sheegeynaa in aan ka soo kaban doono” ayuu yiri macalin Tim Sherwood.

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles