Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Roma Oo Ashley Cole Ku Tiri Hadal Aanu Ka Mudneyn!!!

$
0
0

Kooxda reer Taliyaani ee Roma ayaa waxaa ay daafaceeda Ashley Cole u sheegtey in uu u fasaxanyahay ku biirista kooxdii uu doono.

34 jirkan reerEngland ayaa heshiiska uu kula joogo kooxda caasimada Taliyaaniga ka dhisan ee Roma ayaa waxaa uga harsan hal sano oo kaliya.

Cole ayaa xili ciyaareedkii hore keliya kooxdiisa u saftey 11 kulan, waxaana uu ku guuldareystey in uu saameyn ku yeesho kooxdaasi.

waxaa uu Cole Roma ku soo biirey xagaagi hore isagoo isaga soo tagay Chelsea kadib 8 sanadood oo uu kooxdaasi la joogey.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles