Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Akhriso: Kulamadda Galabta Laga Ciyaari Doono Horyaalka Ingriiska (Kooxaha Sidey Isku Arkayaan).

$
0
0

Horyaalka Ingriiska ayaa todobaadkiisi labaad galay waxaana maanta la ciyaarayaa kulamo dhowr ah iyadoo xalayna kulankii ugu horeyey ee kulamadii todobaadkan ay wadda ciyaareen kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale Aston Villa.

Haddaba kulamadda maanta la ciyaarayo ayaa ah kuwo aad u xiiso iyo xamaasadba leh, waxaana la filayaa in kulamadaasi ay xamaasad gooni ah yeeshaan.

Halkan Ka Akhriso Kulamadda galabta horyaalkaasi laga ciyaari doono:-

Southampton VS Everton

Sunderland VS Norwich City

Swansea City VS Newcastle United

Tottenham Hotspur VS Stoke City

Watford VS West Bromwich Albion

West Ham United VS Leicester City


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles