Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Alvaro Morata oo la xaqiijyay inuu garoomada Bil ka maqnaanayo

Kooxda Juventus ayaan war aan wanaagsaneyn ka heshay weeraryahankeeda Alvaro Morata kaas oo afar isbuuc garoomada ugu maqnaan doona kadib dhaawac ka soo gaaray kubka. 22 jirkan ayaa  ku dhaawacmay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar oo loo saadaaliyay Ballon d’Or 2015

Madaxweynaha Barcelona Josep Maria Bartomeu ayaa aaminsan weerarka MSN ee Lionel Messi, Luis Suarez iyo Neymar iney noqon karaan seddexda xdiddig ee isugu soo hari doona Abaalmarinta laacibka Adduunka...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

SAWIRADA tababarka diyaargarowga Man United xili Van Gaal uu niyada ka dilay...

Manchester United ayaa maanta sameysay mid kamid ah tababaradeeda ay isugu diyaarineyso kulankeeda ugu horeeya horyaalka Premier league oo ay la ciyaareyso Tottenham. Sabtida ayey ciyaareysaa Man...

View Article

Stoke City Oo Liverpool Iyo Aston Villa U Muuqata In Ay Ku Garaacdey Saxiixa...

Adama Traore garab weerarka da’da yer ee kooxda Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in uu wadda hadalo la furey kooxda Stoke City oo kamid ah kooxaha saxiixisa aadka u dooneysa. 19 jirkan ayaa waxaa aad...

View Article

Barcelona Iyo Manchester United Oo Ka Heshiiyey Lacagaha Lagu Iibin Karayo...

Kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale Barcelona ayaa lagu soo waramayaa in ay ka heshiiyeen lacagta lagu ibsan karayo Pedro oo ay Unitedku dooneyso. Macalinka kooxda Manchester United macalin...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Shan Kulan Guul la’aan Chelsea,Jose Mourinho kooxdiisa oo Shaki la...

Chelsea ayaa hal kulan guul gaari la’a shantii kulan ugu dambeeyay ee ciyaaraha saaxibtinimo ay ciyaartay. Hoos u dhac ayaa  ku yimid kooxda Jose Mourinho kuwaas oo xitaa suuqa kala iibsiga goorhore...

View Article

Waxaasa Niyad Isku Dhisid Lagaa Dhahaa: Bal Akhriso Kalsoonida Uu Muujiyey...

Fabian Delph dhawaan galka kooxda Manchester City ayaa waxaa uu sheegey in dhaawac soo gaarey aanu saameyn weyn ku yeelan doonin mustaqbalkisa kooxda Manchester City. Xiddigan reer Ingriis ayaa waxaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Bayern Munich oo ka aarsatay Real Madrid ,Xili Vidal koobkii ugu horeeyay uu...

Bayern Munich ayaa ku guuleysatay koobka ay iyada dhigtay ee Audi Cup kadib markii ay Finalka 1-0 ugu adkaatay kooxda Real Madrid.’ Goor dambe oo ciyaarta daqiiqadii 87 aad waxaa ka dhaliyay goolka...

View Article


Waxaasaa Hanjabad Lagaa Dhahaa: Xiddig yaharaha Liverpool Emra Can Oo...

Emra Can xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda reer England ee Liverpool ayaa waxaa uu sheegey in isaga iyo kooxdiisuba ay doonayaan in bandhig aad u wanaagsan ay ku bilaaban horyaalka ingriiska xili...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Memphis Depay oo noqonaya xiddigii 7 aad oo NO 7 u qaata Man United

Angel di Maria maadaama uu tagay Van Gaal ayaa ku wareejinaya lambarka caanka ah ee N0 7 ciyaaryahankiisa cusub ee Memphis Depay. Ciyaaryahanka Holland ayaa raba in lambarkaas lagu wareejiyo waxaana...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Sawir: David Beckham Oo Mar Kale Xirtey Maaliyada Number-ka 7aad ee...

David Beckham halyeygii hore ee kooxda Manchester United ayaa mar kale waxaa uu xirtey funaanadda Number-ka 7aad ee uu horey kooxdaasi ugu xiran jirey. Manchester United ayaa dhawaan waxaa ay sameysey...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Isku Aadka Champions league oo la sameynayo iyo Shan koox oo ay Man United ay...

Manchester United ayaa sugeysa kooxda ay la ciyaareyso wareega isreeb reebka Champions league. Isku Aadka loogu soo baxayo wareega guruubyada Champions league waxaa la sameynayaa maalinta beri ee...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Barcelona oo qasaaro weyn ay ka soo gaartay Roma kadib dhaawacii Jordi Alba

Barcelona ayaa xaqiijisay Jordi Alba inuu garoomada ka maqnaan karo mudo labo  isbuuc ah kadib markii uu dhaawac soo gaaray. Dambeedka bidix Spain ayaa ku dhaawacmay kulankii xalay Barcelona ay 3-0 ay...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Cristiano Ronaldo iyo wiilkiisa oo hal waqti wada guuldareystay

Cristiano Ronaldo  ayaa xalay ka daawaday gurigiisa kulankii kooxdiisa guuldarada ay ka soo gaartay kooxda Germany ee Bayern Munich. Instagram-ka ayuu soo dhigay Ronaldo sawirka isaga ,wiilkisa iyo...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Paul Pogba oo lagu sharfay Lambarkii Alessandro Del Piero ee Juventus

Juventus ayaa ku dhawaaqday xiddigeeda qadka dhexe ee Paul Pogba inuu u xeran doono xagaagan lambarka 10. Lambarkan waa mid ka sharfan Juventus oo horay waxaa u soo xertay halyeyga kooxda ee...

View Article


Image may be NSFW.
Clik here to view.

Man City oo inta uusan suuqa xermin sugeysa daafaca birta ah ee Diego Godin

Kadib guuldaradii ugu dambeysay Man City oo goolal badan lagu xaaqay waxaa lagu micneeyay iney daafac xumi tahay sidaa daraadeed Man City waxaa ay suuqa kala iibsiga ka doonatay daafac cusub. AS ayaa...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Lambarka uu Arda Turan Barcelona u qaadan doono 2016 oo la ogaaday

Saxiixa Cusub Barcelona ee Arda Turan ayaa laga yaabaa in lagu wareejiyo Lambarka 7 hadii uu maalmaha soo socda uu ka tago kooxda Pedro. Barcelona ayaa xaqiijisay toddobaadkan lambaradeeda 2015-16...

View Article


Goolhayaha Tottenham Oo Cadeyey In Uu Doonayo Ku Biirista Manchester United.

Goolhayaha kooxda Tottenham iyo weliba sidoo kale xulka qaranka dalka France Hugo Lloris ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu Tottneham u sheegey in uu doonayo ku biirista Manchester United. Goolahye...

View Article

Image may be NSFW.
Clik here to view.

Javier Mascherano oo soo dhaweeyay in loo doorto kabtanimada Barcelona

Xiddiga Barcelona Javier Mascherano ayaa ka hadlay sida uu u arko inuu kamid noqdo afarta kabtan Barcelona ee xili ciyaareedkan. Ciyaaryahankii hore Liverpool ayaa noqday kabtanka Afaraad ee Barcelona...

View Article

Muuqaal: Bal Nala Daawo Wiilka Manchester United Ay U Waalatey Ee Pedro Iyo...

View Article
Browsing all 1718 articles
Browse latest View live