Kurt Zouma oo ku dhexwaashay ciyaar dhexdeeda,Jose Mourinho ayaana u wacan
Jose Mourinho ayaa lagu maadeysanayaa maanta in Kurt Zouma uu sii luminayo kadib markii uu weyraxay xiddig ka tirsan Fiorentina xalay. Jose Mourinho ayaa wiilkan yar siiyay kalsooni badan waxaana uu u...
View ArticleXabi Alonso Oo Ka Gaabsadey In Uu Kala Sheegey Cida Wanagsan Macalin Mourinho...
Xabi Alonso xiddiga qadka dhaxe uga ciyaara kooxda bayern Munich ayaa waxaa uu aad uga gaabsadey in uu ka hadlo cida fiican macalinkiisi hore er Mourinho iyo weliba macalinka hadda uu la joogo ee...
View ArticleManchester United Oo Awoodeda Isugu Geyneysa Soo Qaadashadda Weeraryahan...
Kooxda Manchester United ayaa waxaa ay soo cusbooneysiisey xiisaheedii ku aadanaa saxiixa Weeraryahanka kooxda Tottenham Harry Kane. Kadib ka haritaankiisi kooxdiisa kulanka Audi Cup ee ay kooxdiisa la...
View ArticleArsene Wenger Oo Xaqiijiyey In Xiddigiisa Jack Wilshere Uu Kulamadda Ugu...
Arsene Wenger macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu shaaciyey mudada uu garoomada ka maqnaan doono xiddigiisa jack Wilshere. Macalin Wenger ayaa sheegey in Wilshere uu garoomada ka...
View ArticleAlexandre Lacazette Weeraryahankii Arsenal Iyo Manchester United Ay Isku...
Alexandre Lacazette xiddiga ay wadda doonayaan kooxaha Manchester United iyo weliba sidoo kale Arsenal ayaa waxaa lagu soo waramayaa in uu maalmaha soo aadan uu heshiis cusub u saxiixayo kooxdiisa...
View ArticleAlexis Sanchez oo maalintiisii ugu horeysay tababarka ugu yaabsaday Arsene...
Macalinka Arsenal ayey u badan tahay inuu ka laabto go’aankiisii hore ee ahaa Alexis Sanchez inuusan ciyaarin kulanka ugu horeeya horyaalka. Alexis Sanchez ayaa tababarka kooxda dib ugu soo laabtay...
View ArticleRASMI:Manchester United oo ku dhawaaqday Angel Di Maria inuu ka tagay
Manchester United ayaa si rasmi u xaqiijisay goordhow Angel di Maria inuu ka tagay kuna biiray kooxda Paris Saint-Germain. 12 Bilood kahor ciyaaryahanka Argentina ayaa ugu soo wareegay United kooxda...
View ArticleRasmi:Kooxda Paris Saint-Germain oo ku dhawaaqday saxiixa Angel Di Maria
Kadib Markii Man United ay xaqiijisay goordhow in Angel Di Maria uu ka tagay kooxda Paris Saint-Germain ayaa iyadana xaqiijisay la wareegida ciyaaryahanka Argentina. Kooxda France ayaa Twitterkeeda ku...
View ArticleToni Kroos oo kumanaan ruux hortaada ugu daadiyay Gareth Bale laakiin saxay...
Toni Kroos ayaa taageerayaasha Adduunka ku nool u muujiyay in saaxibkiisa ay isku kooxda yihiin ee Gareth Bale inuusan wax qilaaf uusan kala dhaxeynin. Inta uu socday kulankii Finalka Audio Cup ee u...
View ArticleEdin Dzeko oo lagu soo dhaweeyay magaalada Roma kuna maraya tijaabada caafimaad
Weeraryahanka Bosnia ee kooxda Manchester City Edin Dzeko ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Roma ee caasimada Taliyaaniga. Roma ayaa barteeda Twitterka ku cadeysay imaashaha ciyaaryahanka waxaana la...
View ArticleAngel Di maria oo warqad Furan u diray Manchester United kuna muujiyay...
Angel Di maria ayaa warqad furan u diray taageerayaasha Man United kadib markii uu ku biiray kooxda PSG ee dalka France. Warqadan ayuu ku cadeeyay xiddiga inuu ka xun yahay inuusan wax weyn la qaban...
View ArticleSergio Ramos oo markale qarka u fuula Man United kadib markii uu bur baray...
Marka rajada laga qabo Sergio Ramos inuu ku biiro Manchester United ayaa dib u soo laabatay kadib markii ay bur bureen wadahadaladii heshiis cusbooneysiinta ee u socday isaga iyo Real Madrid. Ramos...
View ArticleXiddigii hore kooxaha Liverpool,Milan iyo Juventus oo ku biiray Sporting Cp
Alberto Aquilani ayaa tijaabada caafimaad ugu maray kooxda Sporting Cp magaalada Lisbon. 31 jirkan ayaa beeca xorta uga soo tagay kooxda Taliyaaniga ee Fiorentina. Twitterka kooxdiisa cusub ayaa...
View ArticleWar Dhegaha Manchester United U Roon: Ramos Oo Mar Kale Diidey In Uu Heshiis...
Sergio Ramos daafaca kooxda Real Madrid ayaa waxaa uu rajo aad iyo aad u wanaagsan waxaa uu soo galiyey kooxda aadka u dooneysa ee Manchester United kadib markii uu mar kale diidey in uu heshiiska u...
View ArticleZlatan Ibrahimovic kuma biirayo Chelsea,United iyo Milan”Nasser Al-Khelaifi
Madaxweynaha PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa Albaabada ka xertay kooxaha raadinaya joog dheeraha Sweden ee Zlatan Ibrahimovic. AC Milan ayaa kamid ah kooxaha raadinayay ciyaaryahanka nasiibka u leh...
View ArticleLionel Messi ma mudna in la aflagaadeeyo,Akhri Sheekadan Rikoor
Nasiib daro weyn ayaa ku dhacday Lionel Messi ciyaarihii Coppa America ee lagu soo gaba gabeeyay dalka Chile. Labo Final xiriir ah ayuu Messi lumiyay koobabka Adduunka iyo Coppa America oo dalkiisa...
View ArticleArsene Wenger Qorshaheena Xili Ciyaareedkan Aan Ka Damacsanahay Horyaalka Waa...
Arsene Wenger Macalinka kooxda reer England ee Arsenal ayaa waxaa uu xusey in xiddigaha kooxdiisa ay awood buuxda u leeyihiin in ay horyaalka ingriiska guulo wanaagsan gaarsiiyaan xili ciyaareedka soo...
View ArticleRasmi: Burnley Oo Arsenal Kala Wareegtey Da’ Yer Kamid Ah Xiddigaheedi.
Kooxda reer England ee Burnley ayaa la soo wareegtey Renny Smith oo kamid ahaa da’ yertii kooxda Arsenal isagoo iminka wixii ka danbeeya noqon doona xiddig ka tirsan kooxda Arsenal. 18 jirkan kamid ah...
View ArticleBal Muxuu Ka Sameyey: Marek Hamsik Oo Sheegey In Uu Aad U Farxey Markii Uu...
Marek Hamsik xiddiga kooxda Napoli ayaa waxaa uu sheegey in uu aad u farxay markii uu kooxda isaga tagay tababarahoodi hore Maclain Benitez oo iminka macalin u noqdey Real Madrid. Macalinka reer Spain...
View ArticleMario Balotelli Oo Iska Diidey Fursad Uu ugu Biiri Lahaa Kooxda Reer Dubai Ee...
Mario Balotelli weeraryahanka kooxda Liverpool iyo xulka qaranka dalka Taliyaaniga ayaa iska didey fursad uu uga mid noqon lahaa xiddigaha kooxda Al Ahl ee reer Dubai. Kooxda Al-Ahli ayaa dalab rasmi...
View Article