Quantcast
Channel: Wararka Maanta & Ciyaaraha » Sports
Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Xiddigii hore kooxaha Liverpool,Milan iyo Juventus oo ku biiray Sporting Cp

$
0
0

aquilani-sassuolo490epa_5

Alberto Aquilani  ayaa tijaabada caafimaad ugu maray kooxda Sporting Cp magaalada Lisbon.

31 jirkan ayaa beeca xorta uga soo tagay kooxda Taliyaaniga ee Fiorentina.

Twitterka kooxdiisa cusub ayaa xaqiijisay inuu ka gudbay tijaabada caafimaad.

Lisbon ayaa ciyaaryahanka Italy doonatay kadib markii ay ku guuldareysteen heshiiska Kevin Prince Boateng.

Seddexsano heshiis ayuu qalinka ku duugay waxaana uu qaadanayaa sanadkii €2milyan.

Alberto Aquilani   waxaa uu ku soo bar baaray xerada Roma tababarka Roma waxaana 2009 –kii uu €20milyan ugu wareegay Liverpool wallow dhaawac uu ka bixi waayay xiligaas.

Sidoo kale Milan iyo Juventus ayuu u soo ciyaaray.


Viewing all articles
Browse latest Browse all 1718

Trending Articles