Madaxweynaha PSG Nasser Al-Khelaifi ayaa Albaabada ka xertay kooxaha raadinaya joog dheeraha Sweden ee Zlatan Ibrahimovic.
AC Milan ayaa kamid ah kooxaha raadinayay ciyaaryahanka nasiibka u leh horyaal ku guuleysiga laakiin ku niyad jabsan xirfadiisa inuusan qaadin Champions league.
Dhawaan Ibra waxaa uu sheegay kulankisii ugu dambeeyay inuu u ciyaaray kooxda PSG taas oo keentay in kooxo badan ay hunguriyeeyaan.
““Ibrahimovic waxaa uu nagula jiraa heshiis sanad ka badan waana uu inoola sii joogayaa sidaas waxaa shirkiisa jiraa’id ee lagu soo bandhigay Di Maria ka sheegay Madaxweynaha PSG.
Chelsea iyo Man United ayaa kamid ahaa kooxaha raadinayay gool dhaliyahan.